Qiso cajiib ah nin hanti leh oo degganaa magaalada Nairobi ayaa gabar bartay oo iyadana kenya joogtay.
Ninka wuxuu ahaa nin lacag badan haysto oo diyaar ula ah gabadha wax walbo ay rabto.
Gabadhii markay sheekaysteen oo ay isfahmeen jacayl daran ayaa dhexmaray.
Gabadha buufis daran ayaa hayay oo waxay aad u rabtay inay yurub aaddo.
Laakin ninka ma rabin inay aaddo yurub, waxay aad u jeclayd waddamada reer galbeedka.
Xattaa kenya sababta ay u joogtay sidaas ayay ahayd.
Ninka wuxuu yiri wax walbo aad rabto waan kuu samaynayaa. Guri xattaa halkaan ayaan kaaga iibinayaa, dukaan ayaan kuu furayaa lacag kaste aad u baahan tahay waad helaysaa laakin halkan ayaan isku guursanaynaa halkaanna ayaan degeynaa.
Gabadhii waxay tiri aniga yurub inaad I geyso ayaan rabaa. haddaad i jeceshahay sidaas ii sameey.
Ugu dambeyn ninkii wuu ka oggolaaday inay aaddo yurub.
Wuxuu usoo dhameeyay leen. wuxuu ku bixiyay qarasha fara badan.
Kaddib waxay gashay dalka ingiriiska meeshii ay ku riyoon jirtay waligeed.
Marka dhowr bilood ay soo joogtay oo ay heshay sharci yar iyo shaqo isla markii waxay u timid ninkii iyada jeclaa oo ku noolaa nairobi.
Markay timid guur ayaa dhacay way isla aqalgaleen wuxuu u dhigay aroos aad u weyn oo ay la yaabeen soomaalida ku noolayd magaalada nairobi. Arooskii markuu dhammaaday oo bisha malabka ay isla galeen ayay ku laabatay dalka ingiriiska.
Labo toddobaad markay joogtay ayay isku aragtay uur inay leedahay.

Islamarkii ayay uur soo qaadday.
Markay uurka ogaatay ayay ninkeeda taleefan usoo dirtay.
Waxay is lahayd aad buu u farxi doonaa. Markay u sheegtay uurka wuxuu la ahaa wax iska caadi ah. Wax farxad ah uma muujinin.
Gabadhii way yaabtay ninkan sidaan kuu jeclaa oo ingiriiska qarash badan kugu soo galiyay oo ku guursaday markaad u dhashay ilmo oo aan ku farxin waa yaab. taas waxay ku noqotay arrin murugo leh.
Waxay bolowday borosees oo inay isaga yurub galiso.
Ninka wuxuu ahaa qof aan ka helin inuu aado yurub.
Mar kaste ay lasoo hadasho maba qiimeeyo taleefankeeda. Inta badan wuu mashquulsan yahay.
Gabadhii shaki ayaa u yimid . waxay ka shakisay ninkeeda naag kale inuu qabo. Waayo wuxuu noqday qof iyada aan qiimeynin oo aan la hadlin muddo badan.
Waxay bilowday inay baarto xaalkiisa. Waxay ku dalbatay gabar saaxiibteeda ahayd oo kenya ku noolayd oo ninkeeda aan garanaynin.
Waxay ku tiri waxaan rabaa ninkayga inaad ii baarto oo aad ogaato waxa uu ku mashquulsan yahay.
Gabadhii saaxiibteeda ahayd ayaa bilowday ninkan inay barato waxay tagtay goob ganacsi uu ku lahaa xaafadda isliii ee magaalada nairobi.
Wuxuu ku lahaa dukaan aad u weyn oo lagu iibiyo dharka dumarka oo dibadda laga keeno. Gaar ahaan dharka dumarka.
Gabadhii markay tagtay dukaanka waxay ku aragtay dad badan meesha ka shaqeeyo. Waxay iska dhigtay qof u timid dhar.
Laakin waxay u socotay inay barato ninka saaxiibteeda.
Waayo saaxiibteeda ayaa soo dirsatay.
Ninka maalintaas ma joogin. Way iska soo laabatay.
Maalin kale ayay tagtay dukaanka. Nasiib wanaag waxaa joogay ninka.
Waxay isku dayday inay barato oo ay iska dhigto qof noqon doonto rukun joogto ah.
Waxay weyddiisay waxyaalo badan. Waxay tiri abboowe taleefankaaga ma qaadan karaa.
Isla markii wuu oggolaaday taleefanka inay qaadato.
Gabadhii waxay bilowday inay lasoo xiriirto wiilkii dukaanka iska lehaa oo saaxiibteeda qabay.
Gabadha waxay ahayd naag qurux badan oo cad.
Runtii saaxiibteeda iyadaa ka qurxoonayd !!
Ninka isla markii wuuba ka helay.
Iyada waxaa loo soo diray inay ninkan baarto laakin iyada ayaaba ka heshay ninkan. Waayo waa nin lacag leh. Dumarka waad taqaanaa ninka lacagta leh sidey u jecel yihiin !!
Waxaa yaab leh saaxiibteeda markay soo wacdo waxay weyddiinaysaa ninkeeda haddii ay aragtay iyo haddii kale iyo wixii uu samaynayo.
Iyadana waxay bilowday inay been u sheegto.
Waayo iyadaaba xiriir la yeelatay.
Labadooda jacayl ayaa ka dhex dhasahay. Waxay bilaabeen inay sheekaystaan.
Run ahaantii ninka naag kale maba wadin. Shakiga xaaskiisa wuxuu ahaa mid faalso ah.
Naagtan lagu diray ayaaba noqotay naagtii uu xiriirka laga shakinayay la sameyn doono !!
Xiriirkii markuu weynaaday.
Waxay ku heshiiyeen inay is guursadaan.
Xariiftan qaab ay ugu sheegto ma garanayso saaxiibteeda ninkeeda inuu iyada ku labaysan rabo.
Wiilkii wuxuu ku yiri gabadha. aniga haddaan ku guursadio halkan ayaad igula noolaanaysaa ee ma rabo inaad I tiraahdo yurub I geey.
Naag ayaan guursaday hortaada waxay ku waalnayd buufis waxay iga dalbatay inaan yurub geeyo. Waana geeyay.
Gabadhii iyadoo farxad iyo yaab isku darsatay ayay tiri gabadhaas waan aqaanaa. !! ma xaaskaaga baa?
Wuxuu yiri haa.
Gabadhii waxay tiri waa igu ballan inaanan kaa dalbanaynin yurub.
Ninkii wuxuu u iibiyay guri kala xiran. aroos fiican ayuu u dhigay wuuna guursaday.
Xaaskiisa ingiriiska joogtay isla maalinta arooska ayay maqashay in ninkeeda guursanayo. laakin ma aysan ogeyn inuu guursanayo saaxiibteeda oo iyada ku dirtay ninkeeda si ay usoo baarto.
Gabadhii markay ogaatay ayay naxday.
Waxay soo wacday saaxiibteeda waxay ku tiri maxaad ii khayaantay?
Waxay tiri saaxiibteeda abbaayo kuma khayaanin. Ninkan afar ayaa u bannaan aniga markaan bartay waan jeclaaday adigaana sabab u ahayd.
Taasna waan kaaga mahadnaqayaa.
Intay xanaaqday ayay ku tiri lagama yaabo labadeena inuu na wada qabo hal nin.
Waxay soo wacday ninkeeda waxay ku tiri gabadha aad guursatay waa saaxiibtayda ?
Ninkeeda wuxuu yiri ma dhibbaa haddii ay tahay saaxiibtaada !!
Waaba wax fiicanee.
Waxay tiri waa inaad furtaa .
Wuxuu yiri maxaan u furaa?
Wuxuu yiri adiga inaan ku furo ayaa iiga fudud. wuxuu ku fuaray gabadhii ingiriiska joogtay. Sidaas ayay ku noqotay singal maadar.
Wuxuu la noolaaday xaaskii labaad wuxuu ka dhalay ilmo badan.
Wuxuu ahaa nin gurigiisa ku dadaalo oo aan dumar kale raadinin.
Nolol fiican ayay galeen.
Marka dunida ayaa sidaas ah. Qaddarkana waa wax cajiib ah.
Gabadhan buufiska ayaa sidaas u galay. Hadday la joogi lahayd ninkeeda wax walbo ayay heli lahayd.
Hadda waxay noqotay naag singal maadar ah oo rag raadinayso. Guurna dawarsanayso. Waayo dumarka garoobada yurub joogo ragga afrika ku nool ayay tuugan. Guur ayay ka rabaan.
Saaxiibteedana waxay noqotay marwo sharaf leh oo hanti iyo ubadba haysato.
Ninkeeda oo ay u malaysay inuu naago kale waday iyadaa sabab u noqotay inuu guursado naag iyada saaxiibteeda ah.
Wuxuu ahaa nin daacad ah naago kale lama soconin.
Laakin shakigeeda ayaa usoo jiiday inay naag kale barto waxayna noqotay naagtaas gabar iyada u dhow.
Soomaalida waxay tiraahdaa. Waxbadso waxbeel ayay leedahay !!
Marka dunida ma fiicna inaad noqoto qof shakiile ah.
Waayo dhibka aad kala kulmayso shakiga ayaa badan.
Biyaha ninka ka yimaada markuu akhriyo sheeko raaxo leh
A wonderful story, a wealthy man living in Nairobi met a girl who was also in Kenya.
The man was a man with a lot of money and was ready to do anything for the girl.
When the girl talked and understood each other, they fell in love.
The girl was very depressed and wanted to go to Europe.
But the man did not want to go to Europe, she loved Western countries very much.
Even the reason she was in Kenya was like that.
The man said I will do anything you want for you. I will even sell you a house here, I will open a shop for you, you will get any money you need, but we will get married here and we will live here.
The girl said I want you to take me to Europe. If you love me, do that for me.
Finally, the man agreed to let her go to Europe.
He finished her loan. He paid a lot of expenses.
Then she entered England, the place she had always dreamed of.
After a few months there, she got a small permit and a job, and immediately she came to the man she loved who lived in Nairobi.
When she arrived, they got married and he threw a big wedding that surprised the Somalis living in Nairobi. After the wedding and their honeymoon, she returned to England.
Two weeks into her stay, she found out that she was pregnant.
She got pregnant with Islam.
When she found out she called her husband.
She thought he would be very happy. When she told him about the pregnancy, he thought it was normal. He did not show any happiness.
The girl was surprised that this man loved you so much and spent a lot of money in England and married you when you gave birth to a child and did not make him happy, it is strange. That became a sad thing for her.
She started the process of getting him to Europe.
The man was someone who did not like him going to Europe.
Every time she called him, he did not value her phone. He was usually busy.
The girl became suspicious. She suspected that her husband had another wife. Because he had become someone who did not value her and did not talk to her for a long time.
She started investigating his situation. She asked her friend who lived in Kenya and did not know her husband.
She said I want you to investigate my husband for me and find out what he was busy with.
Her girlfriend started to get to know this man and went to his shop in the Eastleigh area of Nairobi.
He had a huge shop that sold imported women’s clothing. Especially women’s clothing.
When the girl went to the shop, she saw many people working there. She pretended to be someone who came to buy clothes.
But she was going to get to know her friend’s man.
Because her friend sent her.
The man was not there that day. She went back.
She went to the shop another day. Luckily, the man was there.
She tried to get to know him and pretend to be someone who would become a regular customer.
She asked him many things. She said, “Grandpa, can I take your phone?”
As soon as he agreed to take the phone.
The girl started contacting the shop owner who was married to her friend.
The girl was a beautiful and fair woman.
In fact, her friend was more beautiful than her!!
The man liked her right away.
She was sent to investigate this man but she liked him. Because he is a rich man. You know how women like rich men!!
Surprisingly, when her friend calls, she asks her husband if she has seen him or not and what he is doing.
She also started lying to him.
Because she had an affair with him.
The two of them fell in love. They started talking.
In fact, the man was not having another woman. His wife’s suspicions were false.
This woman who was sent to him became the woman he was supposed to have an affair with!!
The affair when he grew up.
They agreed to get married.
This clever girl doesn’t know that her friend’s husband wants to marry her.
The boy said to the girl. If I marry you, you will live with me here, I don’t want you to tell me to take me to Europe.
I married a woman in front of you, she was crazy about smoking and asked me to take her to Europe. And I did.
The girl, with a mixture of joy and surprise, said, “I know that girl. !! Is she your wife?”
He said yes.
The girl said, “I promise I won’t ask you to go to Europe.”
The man sold her a detached house. He threw a nice wedding for her and they got married.
His wife, who was in England, heard on the same day of the wedding that her husband was getting married. But she didn’t know that he was getting married. Her friend sent her to her husband to investigate.
When the girl found out, she was shocked.
She called her friend and said, “Why did you cheat on me?”
She said, “I didn’t cheat on you, my friend.” This man is open to four people, and when I met him, I fell in love with him, and you were the reason.
And I thank you for that.
She got angry and said, “It’s impossible for both of us to marry the same man.”
She called her husband and said, “Is the girl you married my friend?”
Her husband said, “Does it matter if she’s your friend?”
That’s a good thing.
She said, “You should divorce her.”
He said, “Why should I divorce her?”
He said, “It’s easier for me to divorce you.” He divorced the girl in England. That’s how she became a single mother.
He lived with his second wife and had many children.
He was a man who worked hard at home and didn’t look for other women.
They had a good life.
So that’s how the world is. This fate is amazing.
This girl went into depression like this. If she had stayed with her husband, she would have had everything.
Now she has become a single mother looking for men. And begging for marriage. Because women in Europe steal from men in Africa. They want marriage from her.
And her friend has become a respectable lady with wealth and children.
Her husband, whom she thought was having other women, was the reason for him to marry her friend’s wife.
He was a loyal man who did not go with other women.
But her doubts led her to meet another woman and that woman became a girl close to her.
Somalis say. Education is a waste of money!!
So it is not good in the world to be a suspicious person.
Because the problems you face with suspicion are many.
