Buuga Aasaaska Naxwaha of Soomaaliga waa buug naxwe grammar ah Wuxuu soo baxay sanadkii 1973-kii waxaana soo saartay wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare. Buuga waxaa qoray guddi dhowr aqoon yahan ka kooban oo dowladda ay u xilsaartay inay af soomaaliga naxwe u dejiyaan. Buuga waxaa lagu daabacay madbacadda qaranka – Xamar Buuga halkan ayaad kasoo […]
