Saaxibkay si xun ayuu ii galay Su’aasha: Nin saaxib aan nahay ayaan ka shakisanahay inuu lacag iga xaday, waayo qolka lacga ku jirto qof kale ogaa ma jirin, waxaan garan la’yahay waxa aan ku sameeyo iyo si aan ugu sheego, lacgatana way badan tahay, marka maxaad igula talinaysaa. Jawaabta: Qof in lagu tuhumo xatooyo wax […]
