Bisad baan iga harin inay shaydaan tahay malaga yaabaa

Bisad baan iga harin inay shaydaan tahay malaga yaabaa

Bisad baan iga harin inay shaydaan tahay malaga yaabaa Su’aasha: Asc bahda daruuro ilahay ah idin xiftiyo aakhiro aduunba idinka iyo awlaadiinaba bogaan waxbadan ayaan kabadatay kana faa iday intaan kusoo biray Walayal waxan maqlay in bisada ama yaan yuurta ay shaydanmadu adeegsadan sh yutub ku jira kadhagaystay hadaba waxaa jirta bisad gurigaya korkiisa aan […]

Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha

Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha

Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha Su’aasha: Asc bahda daruuro suaal wataa Maqribka iyo salaada subax in aalbaabda iyo daaqdaha guryaha laxidho sax miyaa mise waa quraafaad Jawaabta: Xadiis saxiix ayaa kusoo arooray waqtiga fiidka ama maqribka oo amraya in albaabada la xirto oo caruurta laga celiyo banaanka wuxuu yiri rasuulka (SCW): […]

Ruuxaanta ama heer aakharaadka wax jira ma yihiin

Ruuxaanta ama heer aakharaadka wax jira ma yihiin

Su’aasha: Waxaan maqalnaa oo mararka qaarkood aflaamta hindiga aan ku daawanaa iyadoo la leeyahay filim ka sheekeynaayo qof dhintay hadana isagoo reer aakharaad ah, dadka dilaayo. Marka waxaan ku wareeray in ayihiin wax jira heer aaqaraadka iyo ruuxaanta la sheego arintaasna diintu maxay ka qabtaa? Jawaabta: Sharciga islaamka ma qabo waxaas, mana aha in la […]

Saliyada shaydaanka ku sawiran yahay

sali shaydaan dad ku sawireen ibliis

Saliyada lagu tukado waxaa fiican inay dadka iska jiraan, waayo waxaa jira sali astaamaha shaydaanka ku sawiran, calaamadaha maasuuniyada. Saligaas qofka aan ogayn oo ku tukada wax dambi ah ma laha, maxaayeelay qofka ma oga umana qasdin, laakin qofka waxaa ku habboon inuu iska eego markuu iibsanayo saliga lagu tukado, qaabka quruxda badan loo sameeyo […]

Jiniga Musqusha sidee laysaga ilaaliyaa

Jiniga Musqusha sidee laysaga ilaaliyaa

Jiniga Musqusha sidee laysaga ilaaliyaa Musqusha waa meel dugaal u ah shayaadiinta. shaydaanka wuxuu aad u jecel yahay musqusha, marka qofka waxaa laga rabaa inuusan ku daahin musqusho daruuro la’aan. sidoo kale waa in lagu dadaalaa nadaafadda muqusha. waana in lasoo xiraa albaabka muqusha mar kaste. sidoo kale qofka waa inuusan ku hadlin musqusha dhexdeeda […]