Gaas oo laga baarayo corona virus magaalada Garoowe

Cabdi wali gaas oo laga baarayo cudurka corona virus, markuu kasoo degay garoonka dayuuradaha magaalada Garoowe.
Cabdi wali oo kasoo galay dibadda dalka ayaa la istaajiyay markuu kasoo degtay diyaaradda.

Gaas oo laga baarayo corona virus magaalada garoowe
Gaas oo laga baarayo corona virus magaalada garoowe

Sawirkan wuxuu ku faafay baraha bulshada, dadka soomaaliyeed waxay isu barbardhigeen wasiiradda soprtiga Khadiija Diiriye marka ay kasoo degatay garoonka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho oona ay diidday in laga baaro cudurka corona virus. cudurka corona oo meelo badan ku faafay taas oo keeni karta inuu dalka soo galo.

waxaa laga helay soomaalida qaar oo ku nool dibadda.

 

 

Abdi Wali gas being tested for the corona virus, upon landing at Garowe airport.
Abdi Wali, who entered the country from abroad, was stopped when he got off the plane.
This photo spread on social media, Somalis compared themselves to the Minister of Sports Khadija Diiriye when she landed at Aden Adde airport in Mogadishu and refused to be tested for the corona virus. The corona virus has spread to many places which could lead to him entering the country.
It was found in some Somalis living abroad.

Leave a Reply