Shiinaha oo xiray isbitaalkii kumeelgaarka ee Wuhan

Dowladda Shiinaha oo xirtay isbtiilka magaalada Wuhan oo ahaa meesha uu kasoo bilowday cudurka corona.
Maanta oo axad ah ayay dhammeysay daaweynta dadka ku jiray isbitaalkaas, qaarna waxaa loo qaaday isbitaal kale qaarna way bogsadeen.
Shiinaha oo isbitaalkan ku dhisay 10 maalmood ayaa maanta la xiray.
China closes temporary hospital in Wuhan
The Chinese government has closed the hospital in Wuhan, where the coronavirus outbreak began.
On Sunday, it completed the treatment of the people in the hospital, some of whom were transferred to other hospitals and others have recovered.
The hospital, which China built in 10 days, was closed today.
