Saaxibkay si xun ayuu ii galay

Saaxibkay si xun ayuu ii galay Su’aasha: Nin saaxib aan nahay ayaan ka shakisanahay inuu lacag iga xaday, waayo qolka lacga ku jirto qof kale ogaa ma jirin, waxaan garan la’yahay waxa aan ku sameeyo iyo si aan ugu sheego, lacgatana way badan tahay, marka maxaad igula talinaysaa. Jawaabta: Qof in lagu tuhumo xatooyo wax […]
Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa Su’aasha: Nin dukaan leh ayaan u shaqaynayaa waxaa dhacday in aan dhow jeer kala baxay maqalka lacag isagana ima oga mana i fahmi karo waayo lacagta anaa xisaabiyo marka dambi inaan galay ayaan dareemay waxaan ka baqayaa inaan u sheego lacag inaan kala baxay, haddaan u sheego […]
Habar waayeel oo tuug si yaab leh u qabatay

Nin tuug ayaa habeen layl ah wuxuu soo galay guri, qolka ayuu galay waxaa jiiftay habar waayeel ah, habartii marka uu tuugga u yimid wuxuu arkay iyadoo soo jeedda, markaas ayay ku tiri waxaan lasoo jeedaa riyo naxdin leh ayaan arkay adigana waxaad u eg tahay qof wanaagsan tuuganimada danta ayaa kugu kaliftay, ee jijimahan […]
