Categories
Caafimaadka Health

Daawada shiirka jirro miyay keentaa

Daawada shiirka jirro miyay keentaa Su’aasha: Walaal daawada shiirka lagu nadiifiyo cudur maa laga qaadaa, waxan maqlay cudur ayay leedahay daawada shiirka, aniga dhidid badan ayaan isku arkay marka aan qubeysto wax yar kadib dhidid badan ayaa igasoo daata, siiba marka aan wax yar socdo, dhididkaasna shiir badan ayuu leeyahay xataa qofka dhinacayga soo maro […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada lacag abaalmarin xaga shaqada

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyoday anoo xafiiska aan ka shaqeeya lacag abaalmarin ah la iga siinaya aniga iyo dhamaan shaqalaha marka problem xaga dhaqalaha wuu jiira aniga dhankeyga ah. muxuu noqon kara marka fasiirkeeda. Jawaabta: Inshaa Allaah waad ka bixi doontaa dhibaatada dhaqaalaha ku haysata, waa arrin guul tilmaamayso iyo horumar dhinac walba […]

Categories
Talooyinka Consultation

Raga cuqdad ayaan u qaaday sababtana waa tan

Raga cuqdad ayaan u qaaday sababtana waa tan Su’aasha: Ano yar ayan kala kulmay qof deris nala ah faraxumeyn tatabasho faraha ayuu iga saray gudaha kastumada qofna uma sheegin, tas waxay ii kentay markasto an soo xusuusto fara ayan ku sigaysan jiray mana ogeyn dhibka sigada gabdhaha u kento markan weynaday waxan daremay farxumaynta waqtiga […]

Categories
Fatwada

Waswaaska istinjada iyo qoyaanka dumarka

Waswaaska istinjada iyo qoyaanka dumarka Su’aasha: Marka aan kaadida dhamaysto waxan ku arkaa faruraha cambarka dhacaan sijiidjiida oon dhamanin mudo ayaan fadhiyaa ilaa aan ka dhameeyo dhacankaas marka kaadida miyuu la mid yahay, marka an soo dhaqo hadana waan dareemaa shaki ayaa i wareeriyay salaadda ma ku tukan karaa haddii aanan si fiican u dhaqin, […]

Categories
Bulsho Society

Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub

Magacyada gabdhaha carabta casriga sanad walba cusub Sida la og yahay magaca waa astaan la soconaysa ilmaha walagii marka waxaa laga rabaa labada waalid inay u doortaan wiilasha iyo gabdhaha Ilaahay ku arsaaqay magacyo qiime badan oona tilmaamaya wax wanaagsan casrina ah. Sanad kaste magac ayaa la xiiseeyaa, magacyo waxaa jira aanba duug noqon oo […]

Categories
Fatwada

Mala dhaqayaa marada aad xirnayd marka xaydka qabto

Su’aasha: Salama walal waxan ka rabaa Inan ku waydiiyo gabadha marka ay daahir ka aheyd oo ay xaaydh ka qabto dharka ay kor ka xerato sida top ka ama qimaarka ma daahir baa mise in la dhaqo oo la daahiriyo ayey rabaan. Dad ka waxay dhahan marka xaaydh ka qabto xita dhididka daahir kaaha oo […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Ninkeyga maxaan ku xoojiyaa ila taliya

Su’aasha: walaalo wan idin salay salan ka dib ninkayga wuxuu la’yahay inuu dareen fican helo marka aan wada raxaysanayno isla markii wuu daalaa waxan ka wada raxada sarirta markii hoe sidaas ma ahayn, waqti badan ayu sameyn jiray galmada hadda neeftuur badan ayuu ka dareema marka uu samaynayo marka maxaa la dhihi karaa daawo ah. […]