Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Shiishada dambi ma leedahay diin ahaan

Su’aasha: Asc Waxaan idiin weydiinayaa 2ladaan berri shiishad ayaa gadaal ku bartay markii horre ma jecleen lkn waxaan isku arkooyaa inaan qadka ka sii baxay Shiishada maxay dambi ah ay leedahay diini ahaan markii loo eego. Jawaabta: Shiihadda waa sida sigaarka oo kale waxay dhib u keenaysaa qofka caafimaadkiisa iyo jirkiisa, waana wax wasakheeya afka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay

Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay Su’aasha: Waxaan su,aalaaya. Ee digirta salbukada maxay faa’ido ah ay leeyahay. Jawaabta: Salbukada waxaa loo yaqaanaa afka carabiga المَاشُ ama المَجُّ ama المَجَّةُ ama المُجَاجُ ama اللوبياء الشعاعية afka igiriiskana waa: Mung bean ama saynis ahaanna waa: Vigna radiata, waxay ka baxdaa dalal badan asal ahaanna waxay kasoo jeeddaa dalka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada masas afka lagasoo bixinayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo afkayga ka soo jiifay marba mid shan masas oo kii ugu dambeeyay aad ayuu u waynaa inuu igu kala hadho ayuu rabay lakiin waxaan ku guulaystay inaan soo jiido waana soo dhacay dhamaantoodna markay soo dhacaan way dhinteen oo meel kaliya ayaan is wada dul saaray waxanay ahayeen […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dadka hada joogo aakhiro maxay uga cabsan la’ yihiin

Su’aasha: Qufkasto waxa uu jecel yahay in uu hormar gaaro lkn ma ii sheegi kartaa sababta qufkasto ee dunidaan ku nool u door bidey nolol wanaagsan inuu ku noolaado aakhirane la ilaawo taasina waxa ay dhacdey qarniyada dambe qarnigii Nabi Muxamed SCW dadka aduunka ma aysan jecleen oo aakhiro ayeey ka baqanayeen dadka hada joogo […]

Categories
Caafimaadka Health

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena Su’aasha: Asc dr waxaan ku weydiin lahaa  xiniiyaha waxaa iga haysta cun cun waxaa ii dheer finan iga soo baxay xiniiyaha. Jawaabta: Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay cuncunka xiniinyaha ku dhaco,  waxa keena iyo sida loo daaweeyo, xaniinyaha waxay ka mid yihiin xubnaha ugu muhimsan raga, waa xubnaha […]

Categories
Caafimaadka Health

Sida ugu fiican oo murqaha jirka loo dhiso

Su’aasha: Dr murqahaygu si kasta aan u jimicsado ma noqdaan kuwa adkaada ee waa kuwa jilicsan markasta ee maxaa u xal ah dr adoo mahadsan. Jawaabta: Xubnaha adag jirka waxay u roon yihiin qofka marka uu jimicsi sameeyo uu adkeeyo calooshiisa aad bay ugu fiican  tahay, waxay u roon tahay difaaca jirka haddii jug ay […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhibka biyabaxa degdega sidee lagu daaweeyaa

Dhibka biyabaxa degdega sidee lagu daaweeyaa Su’aasha: Asc dr waxan ku weydiin lahaa hdii Alle idam keeda leeyahay hadii aanu qofku horeba biyihiisa ragatinimadu usoo raagi jirin oo uu siigeysina ku darsado oo uu kadib joojiyo siigeysigii ma soo daahayaan biyihii ninku mise sidii hore ayuunbuu sii ahaanayaa wsc waad mhdsnty dr. Jawaabta: Haddii qofka […]