Codadka Xayawaanada – Soomaali iyo Carabi Luqadaha marka lagu xeeldheeraado waxaa loo gudbaa meel kasii fog wada hadalka caadiga ah, waxaa soo galaya dhawaaqa u gaarka ah nooleyaasha qaar, inkastoo afafka badankooda aysan arrintaas si xoog u eegin haddana af soomaaliga wuxuu ka mid yahay afafka daneeya sida carabiga oo kale, xayawaan kaste codkiisa inuu siiyo […]
