Codadka Xayawaanada – Soomaali iyo Carabi

Luqadaha marka lagu xeeldheeraado waxaa loo gudbaa meel kasii fog wada hadalka caadiga ah, waxaa soo galaya dhawaaqa u gaarka ah nooleyaasha qaar, inkastoo afafka badankooda aysan arrintaas si xoog u eegin haddana af soomaaliga wuxuu ka mid yahay afafka daneeya sida carabiga oo kale, xayawaan kaste codkiisa  inuu siiyo magac u gaar ah, haddaba halkan waxaad ku arkaysaa magacyada cododka xayawaanada iyo shinbiraha oo af carabi loo tarjumay.

Codadka Xayawaanada - Soomaali iyo carabi
Codadka Xayawaanada – Soomaali iyo carabi

Inta badan qaamuus carabi ama soomaali markaad furto ayaad arkaysaa magacyada cododkan, dadka badankooda maba adeegsadaan.

Noolaha/ somaliCodka/ somaliالصوت / arabiالحيوان / arabi
GeelaOlolرغاء/هدير/بخبخةالجمل
ArigaCiثغاءالماعز
Lo’daBanaaxiخوارالبقرة
FardahaDananصهيلالخيل
DameerahaDanaaniنهيقالحمار
LibaaxaDiinaahyeynالزئيرالأسد
ShinbirahaBulxanزقزقةالعصفور
SagaaroWisسليلالغزال
Dhurwaaci’/Qayloزمجرةالضبع
DawacadaAlleegadضُباحالثعلب
EygaWah-wahنباحالكلب
DooradaQaxanqaxنقنقةالدجاجة

Sidoo kale wixii cod xayawaan aad garanayso kusoo qor hoose codka iyo xayawaanka si loogu biiriyo jadwalkan from somali to arabi.

 

Halkan ka dhegeyso cododka xayawaanka kala duwan

 

Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator

Animal Voices – Somali and Arabic

When languages are mastered, they are moved farther away from normal conversation, there is a pronunciation that is unique to some organisms, although most languages do not look at this strongly and Somali is one of the languages that are interested in it like Arabic, each animal’s voice to give its own name, so here you can see the names of the voices of animals and birds translated into Arabic.

Leave a Reply