Maxaa keeno taranka raga marka oo dansan yahay inuu Hoos u noqdo
Su’aasha:
Asc su aashayda maxaa keeno taranka raga marka oo dansan yahay inuu Hoos u noqdo maqaarkana oo ku soo laamo ama oo ku soo kadooto mida kle taranka sometimes markuu kadoodanaayo waxaa umaleysaa in ay ku jirto cirbad kabaabiyo ah ayuu noqdaa hadana sometimes jileec saaid jawab wacan.

Jawaabta:
Arrinta aad sheegayso waa dabiici qof kasta ayaa sidaas ah wax dhib ma laha, taas waxay u noqonaysaa xaaladaha qofka iyo jawiga siduu yahay iyo dareenka, marba waa qaab, xataa qooraha ayaa la mid ah iyagana mar way isku soo ururaan marna way fidaan.
Sheekada raaxada ninka haduu akhriyo ma dhibaysaa
What you are saying is natural, everyone is like that, there is no problem, it depends on the person’s circumstances and the environment and feelings, sometimes it is a form, even the neck is the same, they sometimes gather and sometimes spread.
