Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday

Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday

Riyo beed ama ukun cadaan ah anoo iibsaday Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo iibsaday 2xabo beed cadaan waxaan is leeyahay u kari dad madax ah oo noo imanayay xaga shaqada waxaan ku riday miiska khaanadiisa .wax yar ka dib waxaan arkay xafiiskii oo loo badalay hurdo gogol cas lagu goglay Fasirka: Riyada waxay […]

Riyada dubitaanka ukunta maxay tahay

Riyada dubitaanka ukunta maxay tahay

Su’aasha: scw riyada ukunta la dubayo maxaa lagu fasiraa gabadh haday aragto iyadoo jikada ukun ku dubayso ukuntana ay tahay mid aad u caraf badan meeshana cunto badan ayaa buxda iyo qudaar. Jawaabta: Riyada dubitaanka ukunta waa wax fiican,  qof haduu arko asoo dubaya ukun riyada waxay tilmaamaysaa arimaha uu faraha kula jiro inay u […]

Riyada dahab lumay iyo ukun digaag madow kasoo baxayo

Riyada dahab lumay iyo ukun digaag madow kasoo baxayo

Su’aasha: waxaan ku riyooday aniga oo dahab helay oo baca ku ritay kadib markaan socday wuu iga lumay kadib waxaan helay hal xaboo cagaaran ama doog isbiraad ah Kadib waxaan ku riyooday waa isku mar uun anaga oo ukun intaan jabiyay haad cun tid is leh ayaan waxaa iga ga Soo baxay ukunta guda heeda […]

Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso

Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso

Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso Riyada: Wll waxan ku riyooday anoo meel xaafada hooyaday u dhow xili habeeyna ka helay digag dhala ah mid ayaan helay markii hore wana qabtay waana qaatay waxaana islahaa armuu hadan katago bahal cunaa markaan qaatayna waxab islahaa armuu booli yahay oo dadkii lahaa kas meesha u dhegeen wan […]

Riyada nin gabar ukun siinayo

Riyada nin gabar ukun siinayo

Su’aasha: Manto Jimca ahna Bacdul duhur ban seexday waxan ku ku riyoday iyado nin ukun isinayo shekh micneheda iisheg allah ku bara keye. Jawaabta: Riyada ukunta waxaa lagu fasirayaa marka uu ku riyoodo qof xaas ah ilmo qof doobna waxaa loogu fasiraa guur, haddaad gabar tahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto. siiba nin ayaa […]