Waa maxay magaca qanjirka madyida soo daaya

Su’aasha:

Asc wan kusalamy inta kadib waxan rabay ina kuwaydiyo qanjirka biyaha nocoda madyida sodaya magacisa mahadsanid

Waa maxay magaca qanjirka madyida soo daaya
Waa maxay magaca qanjirka madyida soo daaya

Jawaabta:

Madyida ama kuulatada waa dhacaan khafiif ah sida kan cadaanka ukunta oo kale wuxuu soo baxaa qofka marka uu galmo soo xusuusto ama hadal galmo ku hadlo ama uu maqlo sheeko galmo la xiriirta sidoo kale markuu akhriyo, waana qoyaan ka ilaaliya biyaha manida wixii dhib u keenaya siiba saameyska kaadida, wuxuu kasoo baxaa qanjirada xubinka taranka oo lagu magacaabo afka carabiga الغدد المخاطية ingiriiskana waxaa la dhahaa Mucous gland,gaar ahaan dhanka xaniyaha iyo borostaatada.

Dhacaanka istiinka raga nijaas miyaa

Semen is a thin fluid like egg white that comes out when a person thinks about sex, talks about sex, or hears a story about sex, or reads it. It is a lubricant that protects the semen from any harmful effects, especially the effects of urine. It comes from the glands of the genitals, which are called in Arabic الغدد المخاطية and in English Mucous glands, especially in the scrotum and prostate.

2 Responses

  1. Asc wlalayaal web ka su,aal kuma soo qori karo iima soo saarayo sidii hore ee su,alaha loo diray oo kale
    Xata waan is diwaan galiyay mxan sameya iga caawiya pls

    1. marka aad iska diwaangaliso emailaakaga ayuu linki usoo dirayaa webka markaas waxaad kasoo galaysaa linkiiga kadib user iyo passwordka aads samaysatay ayaad ku galaysaa mar walbo aad su’aal soo diri rabto

Leave a Reply