Riyada walaalka oo mas qaniinayo

Riyada walaalka oo mas qaniinayo Riyada: Waxan ku riyooday walalkyga iga yar oo mas wayn oo madow ayaa ka qaniinay lugtiisa bidix laba meelod kadibna dhulka ku dhacay lkn aan dhimanin wali anigana si aynan suntu jidhkiisa ku faafin maro ku xidhay meeshu ka qaniinay meel ka saraysa wiilku waa nin reer leh lkn isaga […]
Riyo sigaarka walaalka cabayo

Riyo sigaarka walaalka cabayo Riyada: Asc Waxaan ku riyoodey anigoo walaalkey qol ugu soo galey qolkiisa waxbaa ka qiiqaya waxaasina waa sigaar Mar labaad ayaan qolkii kusoo noqdey Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa walaalkaaga inuu la imaan doono falal aan fiicnayn oo aad dhibsan doonto. ama wuxuu saaxiib ka dhiganayaa dad aan wanaagsanayn oo sameeyo arrimo […]
Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya Riyada: Asc shekh afar riyo ayan kuwaydinaya iiso fasir mahadsanid. Riyadan waxa ku riyooday wallkay oo dhalinyaro ah waxayna tahay sidan: 1: Dhoor mar wuxu ku riyooday isago dad is dilayaan uuna kow kaga siinayo. 2: Mida kale waxay tahay wuxu ku riyooday abeeso wayn oo guriga […]
Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada

Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada Riyada: # Riyada kobaad~ waxan riyo ku arkay walaakay iga wayn isku hooyo iyo aabo nahay isago qaawan wax dhar ahna sidan waxaana la joogtay xaaskiisa labaad # Riyada labaad~ waxan riyo ku arkay hooyaday ilaahay ha u naxariiste oo geeriyootay 27 sano kahor iyado fadhida o i fiirinayso […]
Riyada walaalka safar ka imaanayo oo caano keenaya

Riyada walaalka safar ka imaanayo oo caano keenaya Riyada: Waxaan ku riyooday walaalkey oo safar ka imaaday oo gurigeyga imaaday wuxuu ii keenay caano badan oo fresh ah qaar box ku jira qaarna bacyo ku jira. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nolol fiican Waxaana laga yaabaa sabab inuu u noqdo taas nin adiga kuu […]
Waxan Ku riyoday furayaal cusub oo badan iyo afduub iyo sarif lacag

Riyada: Asc gudoomiye- riyo waxan jogey gurigayga kadib waxan arkay Niman Yugandhes afduubtay walalkay kadib wan daba galay kadib waxay galeen dabaq ana bananka ayan la dagayana Niman kale o Wardiyo ah oo hubesan kadib nin ka mida kuwa wax afduubtay aya isiyay lacag dolar ah ana wan Ku tuuray lacagti waxan arkay nin guriga […]
Riyada Farta jabsan waa maxay

Riyada Farta jabsan waa maxay Riyada: Asc: Riyada waxaan ku arkay walalkey iga yar oo fartiisa jabsan waliba faraha dhexe mid kamid ah ayaa kajabsaneed oo isbitaal asigoo loosiwada igu danbeysay Fasirka: Riyada jabitaanka farta guud ahaan waxay tilmaamaysaa qofka inay arrimo ka hallaabayaan, waliba arrimo la xiriira qaraabadiisa walaalaha ama faraca awoowaha, sidoo […]
