Riyada dhalmada ilmo qeyb daanyeer ka ah

Riyada:

Asc wll wan idin salaamay guud ahaan bahda daruur wll waxan rabay riyadan inaad iisoo fasirto
Wll waxan ku riyooday anigoo dhalay ilmo yar kadibna ilmaha yar qayb kamida jirkiisa uu daanyeer u egyahay kadibna aan dhogorta kaxiirayo kadibna ilma caadi ah uu noqonaayo
Riyo kale waxan kuriyooday dhawr jeer anoo dad wax dilaya kacararaayo oo la ibursanayo oo dhuudhuimanayo
Waad mahadsantihiin walalayaal

Riyada dhalmada ilmo qeyb daanyeer ka ah
Riyada dhalmada ilmo qeyb daanyeer ka ah

Fasirka:

Ku soo dhowoow daruur hadda kadib labo riyo kala duwan hal meel haku soo qorin haddii ay tahay mooyee riyo isku xiran.

Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa arrin aad la yaabi doonto inaad la kulmayso waliba qof kuu dhow ayaad kala kulmaysaa arrintaas waana qof been badan oo fudfudud waxaad isku dayaysaa inaad toosiso dhaqanka qofkaas taasna waa xiiritaanka timaha aad ka xiiri rabto cunuga oo daanyeerka u eg, maxaayeelay daanyeerka wuxuu astaan u yahay marka lagu riyoodo beeni iyo fudeyd iyo khiyaano.

Riyada kale iyada waxay tilmaamaysaa in aad la kulmayso wax ku cabsi galinayo oo kaaga imaanaya dad xunxun, dood ama dagaal ama eed.

 

Riyada ilmaha yaryar

The first dream indicates that you will be surprised to meet someone close to you, and this is a person who is a liar and a liar. You are trying to correct that person’s behavior, and this is the haircut you want to shave off the child’s hair, which looks like a monkey, because a monkey is a symbol of lies, deceit, and deceit in dreams.

The other dream indicates that you will encounter something that will scare you and come from bad people, an argument or a fight or accusation.

 

Leave a Reply