Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay

Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay Riyada: Asc sheekh wali liima guursan waxaan ku riyooday anigo beer leh qudaar fiican iga baxayso qudaarti aan suuqa geeyay aan so iibsaday lacag badan an ka helay ayaan ku riyooday Fasirka: Waa riyo tilmaamayso barwaaqo Ilaahay ku siin doono, waxaad helaysaa lacag xalaal […]
Riyada dubitaanka ukunta maxay tahay

Su’aasha: scw riyada ukunta la dubayo maxaa lagu fasiraa gabadh haday aragto iyadoo jikada ukun ku dubayso ukuntana ay tahay mid aad u caraf badan meeshana cunto badan ayaa buxda iyo qudaar. Jawaabta: Riyada dubitaanka ukunta waa wax fiican, qof haduu arko asoo dubaya ukun riyada waxay tilmaamaysaa arimaha uu faraha kula jiro inay u […]
Riyada Qudrada cagaaran anoo taabanaya siiba barbarooniga

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo oo jooga Suuq Qudaar oo gabar deriskeena meel Ganacsi ay leedahay tagay waxaan taabanaya Qudaar barbarooni iyo Qudaar kale oo cagaaran oo waa Wayn anoo taabanaya waxaan dhahay mansha Allah Qudaar fiican Ayaad keentay. Jawaabta: Riyada barbarooniga inta badan waxay tilmaamaysaa arrimo badan ay ka mid yihiin inuu […]
