Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya Su’aasha: Asc bahda daruuro ilahay ha idin xiftiyo aakhiro aduunba Wll waxaan ahay hooyo xaamila ah uurkii ugu horayay Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howlka qabsanaya oo wiil ilaa 3 sano ama 4 sano ah uu howsha ila qabanayo oon uguyeerayo c/raxmaan […]
