Eeyga in la dilo diinta islaamka maxay ka qabtaa

Eeyga in la dilo diinta islaamka maxay ka qabtaa Su’aasha: Asc Daruur,, ugu horrayn waxan idiinka mahadcelinaya jawaaabaha faahfaahsan ee aad ka bixisaan su,aalaha aan idin soo waydiiyo/waydiinno, wakhtiga aad galisaan ilaahay ha idiin barakeeyo cilmigana ha idiin ziyaadsho. Bacden su aashaydu waxa weeyaan; meheraddayda ganacsiga horteeda eeyo 🐕 farabadan ayaa hor fadhiisata jidkii iyo […]
Riyada eey i qaniinayo aan haraanti isaga fujinayo

Su’aasha: Asc walaal waxan riya ku arkay eey iqaniinayo aan haraanti isaga fujinayo waliba anigo kaba buud ah xiran Jawaabta: Waa cadow taag daran aad iska dhicin doonto riyada waa riyo tilmaamaysa inuu jiro qof cadow kugu ah oo daciif ah aan waxba kaa qaadi karin qaylo iyo caay kaliya ayuu awoodaa marka ugu dambaysa […]
Qofkii eey qaniiino maxaa lagu sameeyaa

Qofkii eey qaniiino maxaa lagu sameeyaa Su’aasha: Asc kawaran qaniinada eeyga caafimaad xumo ahaan maxaa la sameeyaa hadu ku qaniino eey. Jawaabta: Eyga hadduu qofka qaniino waa in si deg deg loogu duraa daawada qaniinyada eyga maxaayeelay waxaa laga yaabaa inuu qabo cudurka loo yaqaano waalida eeyga. Intuusan qofka aadin isbitaal waxaa laga rabaa inuu […]
