Riyada eyga kusoo bursanayo adoo wadada socda

Riyada eyga kusoo bursanayo adoo wadada socda

Riyada eyga kusoo bursanayo adoo wadada socda Riyada: Waxa aan ku riyooday labo ey oo yaryar waxay iga soo bursadeen wado guryo jajaban ku yaalin oo hadda ka hor kuriyoon jiray anoo alle baryaya ayan ordayy hadalkayga ayy maqleen waan istagay waxana uga shekeeyy alle kadib waxan arky iyagoo khushucay meeshi ayaanu saxibo ku noqonay […]

Eeyga in la dilo diinta islaamka maxay ka qabtaa

Eeyga in la dilo diinta islaamka maxay ka qabtaa

Eeyga in la dilo diinta islaamka maxay ka qabtaa Su’aasha: Asc Daruur,, ugu horrayn waxan idiinka mahadcelinaya jawaaabaha faahfaahsan ee aad ka bixisaan su,aalaha aan idin soo waydiiyo/waydiinno, wakhtiga aad galisaan ilaahay ha idiin barakeeyo cilmigana ha idiin ziyaadsho. Bacden su aashaydu waxa weeyaan; meheraddayda ganacsiga horteeda eeyo 🐕 farabadan ayaa hor fadhiisata jidkii iyo […]

Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha

Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha

Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha Riyada: Waxn ku riyoday dibi igu soo ordayo kdb geesaha ka qabsana marka kdb melu igu tuura waaxa igu soo ordayo eyo badan oo igu qelinayo ey madow iyo ey gadudan adee igu qelinayan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato ay kusoo gaari doonto dhibaatadaasna waxaa sabab u noqonaya dad […]

Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo

Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo

Su’aasha: Asc bahda daruur waxaan ku riyooday anigoo raba bac madow qashin inaa qashinka ku soo tuuro ayaa waxaan arkay labo eey oo yar yar ah mid madow ah iyo mid brown ah naag ayaana xarig ku haysay albaabka ayay taagnaayeen waxaan ka baqay inay I taabtaan albaabka markii aan sii xiraayay kii brownka ahaa […]

Riyada aabbaha oo laga difaacayo eey soo weeraraya

Riyada aabbaha oo laga difaacayo eey soo weerarya

Su’aasha: Asc bahda Daruur.com, riyo ayaan arkay waxayna ahayd sidatan: waxay ahayd wakhti habeenimo ah waxaanan joogay meel magalada kayara baxsan oo Cidlo ah, sidaan iskaga fadhiyay aya waxaan arkay aabahay oo soosocda meel aan aad iiga dheerayn kadib wuu fadhiistay isagoo xaajo gudanaya aniguna sheedda ayan kasoo fiirinayay, isagoo xaajadiisii ufadhiya aya waxa dhiniciisa […]

Riyada eey i qaniinayo aan haraanti isaga fujinayo

Riyada eey i qaniinayo aan haraanti isaga fujinayo

Su’aasha: Asc walaal waxan riya ku arkay eey iqaniinayo aan haraanti isaga fujinayo waliba anigo kaba buud ah xiran Jawaabta: Waa cadow taag daran aad iska dhicin doonto riyada waa riyo tilmaamaysa inuu jiro qof cadow kugu ah oo daciif ah aan waxba kaa qaadi karin qaylo iyo caay kaliya ayuu awoodaa marka ugu dambaysa […]

Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya

Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SALAADII SUBAX MASAAJIDKA KUSII SOCDA AYAA WAXAA IGU SOO YAACAY LIX BAHAL OO MADMADOW ANOO LUGAYNAYA WAAN KA DUL BOODAY WAY IGU SOO YAACEEN WAAN LAAGLAAGAY ADUU WAAN ISKA CELIYAY WAXAAN MAQLAY HADAL OO ILEH ILAAHAY KUGU SALIDI MOOYO WAXKAA AWOOD BADAN […]