Riyada naag uur leh oo ninkeeda waalan dilayo

Riyada naag uur leh oo ninkeeda waalan dilayo Riyada: Shikh waxan ku riyooday naag uur leh oo ninkeedo waalan dilaayo oleh way macsiyesatay subaxaan ku riyooday duhuradi maray taha anaa uur iska helay maxay noqe riyadas shikh iyo dhar cadaan iyo madow iskugu jira dhabta usaran islaan aqano Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ceeb iyo fadeexo […]
Waxaanku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya

Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya Su’aasha: Asc bahda daruuro ilahay ha idin xiftiyo aakhiro aduunba Wll waxaan ahay hooyo xaamila ah uurkii ugu horayay Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howlka qabsanaya oo wiil ilaa 3 sano ama 4 sano ah uu howsha ila qabanayo oon uguyeerayo c/raxmaan […]
Riyada xaaskeygii hore oo xaamila ah

Riyada xaaskeygii hore oo xaamila ah Riyada: Waxan ku riyooday gabar aan kala tagnay oo ilmaheeyga hoyadod ah oo aniga uur ii leh xamilana ah ana hada waxan leyahay xaas. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu nolol fiican ka heli doono xaaskiisa sidoo kale inay ilmo u dhali doonto, riyada waa riyo fiican, riyada waxaa […]
Riyada naag uur leh oo sooman suuqa lagu arkayo

Riyada: Asc walal ifasira riyo naag bari hore igudan beysay aan arkay ayado uur leh oo sooman ana maso manen wana kashalaysana son la aanteyda suqa ayeey waxka gadaney say aad ban u warsaday waxey igu tiri heblayo wilki wa kawashay wansoracay gurigedi oo ah guri aan qurxonen oo niman kabuxan waxan wankaso cararay bananka […]
Riyada naag fanaan ah oo uur leh

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyodey gabadh caana oo fananad ah la dhaho hodan Abdirahman iyada oo uur ila sagal bilood ah leh iyo wiilkle ila 4jira wadata kadib noo timiday wiilkada u hayay talow maxay noqon karta mahadsanidin. Jawaabta: Maalmaahan soo dhow waxaad ogaan doontaa arrin kaa qarsoonayd oo aad ku farxi doonto, qofkii […]
Waxaan Ku riyooday tahriib iyo gaari fariinka goostay

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday Dhul Buura ah oo doog ah iyo nin an garanaayo oo xaas leh iyo aniga iyo asaga oo aan tahriib Rabnay waxa dhacday Inuu asiga Ninkaasi Tago ana waxan islahaa xage u socda ninkan xaska leh xaakaso uur lahayd aniga waxan fiiriyay Saacada waxan arkay Inay noqotay Fiidki […]
Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya

Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya Su’aasha: scw naagta xaamilada ah haday aragto ninkeeda u galmoonaya iyadoo raaxo macaan daran daremyso riyadas maxaa lagu fasiri karaa, wax biyabax dhab ah ma dhici markay soo kacday qoyaan iskuma arag. Jawaabta: Naagta uurka leh hadday riyo ku aragto iyadoo ninkeeda u gomaanaya asigana oo si […]
