Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin

Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin Su’aasha: Asc waxaan rabaa inaan idin waydiiyo nasaha ragga kasoo baxo maxay ka dhigan yihiin. Jawaabta: Ragga iyo dumarka asal ahaan waa isku jinsi waxay isla yihiin aadane oo is dhalay isna guursaday, inta badan xubnaha jirka way wadaagaan xataa haddaysan toos u wadaagin way isu dhow yihiin, […]
Siigada raga naaso may kasoo dhalisaa

Su’aasha: Waxaan meel ka akhriyay siigada ninka inay naasaha kasoo weynayso ninka siigada badan naasoo ayuu yeelanayaa arintas maxaa ka jiro igaso jahilbixiya asxby. Jawaabta: Raga naasaha kasoo buurta wax kale ayaa u keena ee ma aha siigo, waxaa ka mid ah waxyaalaha raga naasaha kasoo buuriya cayilka iyo hormuunada qaar iyo da’da, iyo aliimito […]
