Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW)

Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW) Riyada: Asc bahda daruuro gabar walashay waxay ku riyootay iyadoo loo keenay khamiis cad oo lagu dhahay hoo waa khamiiskii Nabi muxamade scw. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ikhlaas iyo daacadnimo iyo wanaag, qamiiska cad waa khayr iyo nadiifnimo, hadduu yahay khamiiskaas khamiiskii nabiga (SCW) waa wanaag […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof fure loo dhiibayo oo la leeyahay waa furaha jannada

Su’aasha: Asc bahda daruuro walashay waxay ku riyootay riyadan Waxaa la ii dhiibay fure waxaana laygu dhahay orod aabahaaa ugee waa furihii janadee Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay arrimo badan uu sahal uga dhigi doono, sidoo kale nolol fiican inay heli doonto, furaha wuxuu astaan u yahay awood iyo talo iyo maal badan, marka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo qamiis cad iyo cimaamada waato oo nuurka iga baxaya waana socday. Marka riyada xirada qamiiska iyo cimaamada maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto ikhlaas iyo qalbi nadiif ah oo Allana uu ku siin doono dhowrasaan iyo dacaadanimo, ku dadaal meesha […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno

Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno Su’aasha: scw waxan qabaa su’aal ah naagta hadii habeenka aqalgalka dhiig ka imaanin ma suurtagal ba mise way dhici kartaa naagta inaan dhig ka imaanin waqtiga bigrajinta. Jawaabta: Run ahaantii bikaarada ayaa kala duwan sababo badan ayaa keeni kara naagta inuu dhiig ka imaan waayo […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay

Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay Siyaasadda Soomaaliyeed ma sahlana waa dal cadow badan leh waxaa ugu daran cadow wadani iska dhigaya in laguu adeegsado. Wax kaste way qoran yihiin xukunkana Ilaahay baa bixiyo, wuxuu yiri Alle: (قُلِ اللَّهُمَّ مَالِكَ الْمُلْكِ تُؤْتِي الْمُلْكَ مَن تَشَاءُ وَتَنزِعُ الْمُلْكَ مِمَّن تَشَاءُ وَتُعِزُّ مَن تَشَاءُ وَتُذِلُّ مَن […]

Categories
Fatwada

Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa

Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa Su’aasha: Wll hadii anigoo safar ah oo gaadhi saaran salaadda wakhtigeedii lagaadho gaadhiguna uu istaagi waayo ama uu marayo meel aan ku habboonayn inuu joogsado salaaddiina sidaa igu dhaafto markaan meeshii aan usocday gaadho hadaan dib kasoo qalleeyo wax dhib ah miyaa kujira. Jawaabta: Sidaas […]

Categories
Caafimaadka Health

Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay

Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay Su’aasha: asc walalayaa waxaan rabaa inad ii sheegtaa ninka finka dhalfada guska kaga soo baxoo xanuunka badan ma wuxu astaan u yahay qofka inu feeraska aydhiska inu hayo, fadlan iga jaahil bixiya. Jawaabta: Finka xubnaha taranka sababo badan ayaa keeni kara, bakteeriya ayuu ka dhalan karaa, […]