Habeenka arooska iyo raaxada gabadha

Habeenka arooska iyo raaxada gabadha Su’aasha: gabadha bigrada ah maxay uga baqaysaa habeenka arooska ama habeenka aqalgalka raaxada ninkeeda, gabdhaha oo dhan waa sidaas taas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Run ahaantii dhaqanka soomaalida habeenka aqalgalka wuxuu u arkaa habeen dagaal culus dhex maraya wiilka arooska iyo gabadha aroosadda. Waxay aamainsan yihiin dadka soomaaliyeed ninka […]
Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno Su’aasha: Asc dr gabadh ayaan qabaa mudo 12 cisho ah, waxaan ku jirnaa bishii malabka, wali kali leylatul dukhli ayaanu sameyney oo kaliya, dhakhtar dhubta jirtaa waxey tahay marka aanu ijmaac sameyno ee wada galiyo dhiig ayaa ka imanaya xubinteeda taranka, waxaan ku heshiiney inaan inyar galiyo, hadana […]
Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno

Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno Su’aasha: scw waxan qabaa su’aal ah naagta hadii habeenka aqalgalka dhiig ka imaanin ma suurtagal ba mise way dhici kartaa naagta inaan dhig ka imaanin waqtiga bigrajinta. Jawaabta: Run ahaantii bikaarada ayaa kala duwan sababo badan ayaa keeni kara naagta inuu dhiig ka imaan waayo […]
Ninku haduu ku cusub yahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa?

Ninku haduu ku cusub yahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa? Su’aasha: Asc walaal ninka ragga ah markuu ku cusubyahay guurka habeenka ugu horeyso qoftiisa markey tahay bikro sidee ayuu u bikrajabin karaa? Mida kale haduu isticmaalo saliid macsaro inuu geedka marsado howsha ma u sahlanaaneysaa? Bikro jabinta xoog miyuu u sameynayaa ninku? […]
Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso

Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso Su’aasha: Gabadha fircooniga marka ugu horeya u ninku guskisa galiyo u galmo la sameeyo siilka dhiig miyaa uga imaanaya. Jawaabta: Dhiiga dhaawaca toliinka oo xoogga loo adeegsaday ayaa ka yimaada gabadha wuxuuna kasoo baxaa maqaarka la tolay oo ah meesha laga gooyay kintirka iyo labada faruur ama […]
Gabar bikra far ama laba far miyay galeysa

Gabar bikra far ama laba far miyay galeysa Su’aasha: Haweenka arooska hadaan gabadha kufiiriyo farteyda ay gasho hal far kadibna mid labaad ay qoftasi bikra mala dhihi karaa. Jawaabta: Bikaarada ayaa noocyo ah waxaa dhici karta in jeexa uu weyn yahay oo faraha ay gali karaan waxaa dhici karta inay tahay bikaaro balaatik oo kale […]
Gabdhaha bikraha xiliga la bikri jabinayo ma qasab baa inu silkoogu dhiigo

Gabdhaha bikraha xiliga la bikri jabinayo ma qasab baa inu silkoogu dhiigo Su’aasha: Su’aashayidu waxa weeyan Gabadha bikrada e fircooniga iyo suniguba xiliga la bikir jabinayo inu dhiig ka imaado siilkooga ma qasab aye tahay ama hadi ayina aheen qasab’na inad arintaas jawaab fah’faahin buxa ad iga siisan ban raba mahad sanid. Jawaabta: Toliinka fircooniga […]
