Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW)

Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW) Riyada: Asc bahda daruuro gabar walashay waxay ku riyootay iyadoo loo keenay khamiis cad oo lagu dhahay hoo waa khamiiskii Nabi muxamade scw. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ikhlaas iyo daacadnimo iyo wanaag, qamiiska cad waa khayr iyo nadiifnimo, hadduu yahay khamiiskaas khamiiskii nabiga (SCW) waa wanaag […]
Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo qamiis cad iyo cimaamada waato oo nuurka iga baxaya waana socday. Marka riyada xirada qamiiska iyo cimaamada maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto ikhlaas iyo qalbi nadiif ah oo Allana uu ku siin doono dhowrasaan iyo dacaadanimo, ku dadaal meesha […]
Riyada aragtida khamiiska dhaqan oo waran

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka Allah macak ilaahay ha ku xafido sheakh adigana waxaan ku riyooday khamiisgaygii oo LA ii maydhay oo lagu wadhay dhul banaan oo wada dooga oo aad u qurux badan oo green ah khamiis cad Allah mahadleh Jawaabta: Riyada dharka la dhaqayo oo la warayo waxay tilmaamaysaa xaalkaaga […]
