Riyada nuurka kor u kacaya

Riyada nuurka kor u kacaya Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday anigoo kaligay meel jooga ayaa laygu yidhi wataa maki markaan meeshii eegay waxaan arkay nuur kor ukacay waxaan isku idhi naftayda waa maka nuurbaa ka kacay wax magaalo ah iimay muuqan cida ila hadashayna maan arkayn iisoo fasir sheekh Fasirka: Waa riyo tilmaamayso arrin […]
Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo

Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo Riyada: Asc wllo magaceygu waa amiin waxaan ku riyooday riyo cajiib ah habeenkaa asaga ah waaa xanunsanaa oo calooshaa leyga haayey waan hurday ka dib waxay ku bilaabaty riyada anigoo hurdayo oo uu abbe iga kicinayo oo uu I leeyahy aabe […]
Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo qamiis cad iyo cimaamada waato oo nuurka iga baxaya waana socday. Marka riyada xirada qamiiska iyo cimaamada maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto ikhlaas iyo qalbi nadiif ah oo Allana uu ku siin doono dhowrasaan iyo dacaadanimo, ku dadaal meesha […]
Gabar uu xiriir inaga dhexeyo aabahed wajigisa oo iftiimaya

Su’aasha: Asc wll waxa jirta gabar uu xiriir inaga dhexeyo gabadha aabahed wuu dhintay naxaristi Jano Alla hasiyee waxay iiga sheeken jirtay wanagisa iyo sidu u ficnaa lakin waligay maan arag aabahed waxan ku riyoday labo haben oo isku xiga gabadha aabahed iyo aabahay oo hal meel kawada shaqeya markas waxaa timid gabadhi oo qado […]
Riyada nuurka dhulka ilaa cirka xidhiidhsan

Riyada nuurka dhulka ilaa cirka xidhiidhsan Riyada: Asc waad mahadsan tihiid gud ahan webka gaar ahan culimada sida sharafta badan ee cilmiga waynle kor ilaahay ha idiin qaado Allah macak Waxan ku riyooday anoo xalay hurda ayaan waxaan arkay meel aan joogay oo banaan ahayd doognale ayaan waxan arkay iftiin meel xogaa iijirta ka baxayoo […]
Gabar ku riyootay iftiin fasirka muxuu noqon

Gabar ku riyootay iftiin fasirka muxuu noqon Su’aasha: asc wllo riyadan waxa ku riyotey walashey iyadu ma isticmasho social media sida darted ana kaso qorey riyadu waxay tahay waxan aheyn aniga iyo laba hablood ookle wan yaacney waxn yaceyny meel wana haben wakhtigu waxan arkay isha gaadhiga oo kaliged iftiimeysa macanah gadhiga ku oolin kaliged […]
Riyada indha la’aanta waa maxay

Su’aasha: asc walaalaha daruur idil ahantiin salan kaDib waxa mararka qaar ku riyoda aniga oo wax arkayn in daqiiqaa kadibna aan arkayo maxay til mamaysa riyadaa. Jawaabta: Riyada indha la’aanta waxay tilmaamaysaa inaad ka fog tahay waddadatoosan oo aad ku sugan tahay baadi, waxaa kaloo ay tustaa hanti xaaraan ah, guud ahaan riyada indhala’aanta waxay […]
