Riyada marada cad kusabsan iyo diyaarada la kaxaynayo

Riyada marada cad kusabsan iyo diyaarada la kaxaynayo

Riyada marada cad kusabsan iyo diyaarada la kaxaynayo Riyada: Asc. Wll Wan kusalamey salan kadib Wxan ku riyoodey 1. Riyo ay 3. Sadax qeeybod yihin 1. Riyada wxey ku bilabatey anigo diyarad wado noca an bubinayo ay tahay diyaarada elakabtarka ah dadka asxabta nahay ay I rumeysan la yihin qofka wadey diyarada ina anaga ahay […]

Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay

Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay

Riyo xijaab cad gabar walaashay loo keenay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday walashay iga wayn oo walashay iga yar usoo iibisay xijaab cad si dirayska school ay ugu xidhato ana aan la yaabanahay maxad usoo khasaarisay school 3bilood ayaa u hadhay wax yar kadib walashay yar wayba xidhatay xijaabkii oo school ayay udiyaar garoowday […]

Riyada dharka cusub naag deriska ii keenayso

Riyada dharka cusub naag deriska ii keenayso

Riyada dharka cusub naag deriska ii keenayso Riyada: Asc shiiq wa ku salamay waxa ku riyoooday islaaan daris nahay oo isiineyso fanaanadaha dhaxanta la gashto ane dhaha wa raba oo salaada subax ku tukan heyna mrka soo aada, Wana fanaaanad qurxoon oo jcleysty mxay noqon krta isoo fasir? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa naag fiican inaad […]

Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga

Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga

Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga Riyada: waxan Ku riyoday anigo xafadayda u soo socdo waxaan arkay black polar bear Qashin wax ka dhex cunayso tagan jidka agmara guriga kadib wan so agmaray waxan so galay gurigi kadib Wardiyada ayan waxan Ku dhahay xir albaabka ama an xiro waxu igu yiri waagi aya baryay […]

Riyada Dhaqida surwaal cad

Riyada Dhaqida surwaal cad

Riyada Dhaqida surwaal cad Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigo dhaqaayo surwal cad oon xirnaa Fasirka: Waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa in xaalkaaga uu wanaagsanaan doono oo aad ka gudbi doonto waxyaalaha niyadda kaa dilaya ama aad ku mashquulsan tahay oo walwalka kugu hayo, riyada waxaa kaloo ay wadataa naag fiican inaad […]

Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW)

Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW)

Qofkii ku riyoodo asoo loo keenayo khamiiska nabiga (SCW) Riyada: Asc bahda daruuro gabar walashay waxay ku riyootay iyadoo loo keenay khamiis cad oo lagu dhahay hoo waa khamiiskii Nabi muxamade scw. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ikhlaas iyo daacadnimo iyo wanaag, qamiiska cad waa khayr iyo nadiifnimo, hadduu yahay khamiiskaas khamiiskii nabiga (SCW) waa wanaag […]

Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo qamiis cad iyo cimaamada waato oo nuurka iga baxaya waana socday. Marka riyada xirada qamiiska iyo cimaamada maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto ikhlaas iyo qalbi nadiif ah oo Allana uu ku siin doono dhowrasaan iyo dacaadanimo, ku dadaal meesha […]