Categories
Talooyinka Consultation

Qof gabar riyo uu ku arkay ma jeclaan karaa

Su’aasha: Waxaan muddo 5sano laga joogo aan jeclaaday gabar aan riyo ku arkay ilaa hadana aan jeclahay marwalba oo aan sameeyo haasaawe ama gabar kale xiriir na dhexmaro gabadhii aan niyada ka suureystay baa i hor taagan oon ku jalboodaa jamashadeeda iyo jacaylkeeda mararka qaar maskaxdeydu waxay iiga sheekeysaa in gabadhaas aan guursan doono caruur […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Xaaska fareyska ku raaxaysato ma cudur bay qabtaa

Xaaska fareyska ku raaxaysato ma cudur bay qabtaa Su’aasha: Gabadha markay guurka ku cusub tahay oo aysan raaxo ka dareemaynin geedka ninka marka la galiyo oo ay ka dareemayso kaliya raaxada inuu farta ku riixo ama ku salaaxo oo fareeyo taas maxaa la dhihi cudur miyaa farta marka uu ninka igu salaaxo raaxo ayan dareemaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Maxaa sababa inaan qabsan waayo howlahayga caadiga ah

Su’aasha: Walaal badanaa waxaan isku arkaa inaanan qabsan karin waxyaabaha dantayda ku xiran sida inaan salaada subax soo koco wey igu adag tahay howlo markaas aan rabay inaan qabsado waan ka caajisaa oo niyada waxay i leedahay dib ka dhigo astaamahaas qofka haduu isku arko mala dhihi karaa qofka inay heyso jirooyinka ruuxiga? Jawaabta: Qofka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya

Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya Su’aasha: Asc walal waxan ahay Gabar aan guursan wali walal marwalba waxan dareema dareen xoog badan xili walba waxna waa barta guur diyar Uma ihi hada soomi lahana waqti dheer aya ku jira waxbarashada walal waxan sameyo ma aqaan waxan jira 22 sano habeenkii xata […]

Categories
Software Talooyinka Consultation

Accountiga Daruur muxuu taraa

Su’aasha: Asc Salaan kadib Waxaan rabay inaan account aan ku furto web ka daruur, wuuna iiga diiday Waxaan kaloo rabaa hadii aan ka furto acount maxaa faaido ah aan helaayo iigu jirto furashada acountka. Jawaabta: Marka hore furashada accountiga laga furto webka Daruur wuxuu ku siinayaa inaad gasho meelo uusan gali karin qofkaan xubin ka […]

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Qofkii saaxiib khaas aan lahayn maxaa la dhihi karaa

Su’aasha: Asc salaan kadib Waxaan idiin weydiinayaa Ani saaxiib khaas ah ma lihi qof kastoo an arko waa saaxibkeyga Dadka qaar waxay leeyihiin saaxiib u khaas ah Markaa arintaas ani maxaan u sababeen karaa in aan qof kasto saaxiib isaga dhigto saaxib khaas ah na aan yeelanin wad mahadsantihiin. Jawaabta: Nolosha ayaa qofka ku qasbaysa […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Shiishada dambi ma leedahay diin ahaan

Su’aasha: Asc Waxaan idiin weydiinayaa 2ladaan berri shiishad ayaa gadaal ku bartay markii horre ma jecleen lkn waxaan isku arkooyaa inaan qadka ka sii baxay Shiishada maxay dambi ah ay leedahay diini ahaan markii loo eego. Jawaabta: Shiihadda waa sida sigaarka oo kale waxay dhib u keenaysaa qofka caafimaadkiisa iyo jirkiisa, waana wax wasakheeya afka […]