Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay

Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay Su’aasha: Waxaan su,aalaaya. Ee digirta salbukada maxay faa’ido ah ay leeyahay. Jawaabta: Salbukada waxaa loo yaqaanaa afka carabiga المَاشُ ama المَجُّ ama المَجَّةُ ama المُجَاجُ ama اللوبياء الشعاعية afka igiriiskana waa: Mung bean ama saynis ahaanna waa: Vigna radiata, waxay ka baxdaa dalal badan asal ahaanna waxay kasoo jeeddaa dalka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dadka hada joogo aakhiro maxay uga cabsan la’ yihiin

Su’aasha: Qufkasto waxa uu jecel yahay in uu hormar gaaro lkn ma ii sheegi kartaa sababta qufkasto ee dunidaan ku nool u door bidey nolol wanaagsan inuu ku noolaado aakhirane la ilaawo taasina waxa ay dhacdey qarniyada dambe qarnigii Nabi Muxamed SCW dadka aduunka ma aysan jecleen oo aakhiro ayeey ka baqanayeen dadka hada joogo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara

Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara Su’aasha: Waxan raba inaad dhalinta la wadagtaan taloyiin cafimaad iyo wixi vitamin ah ee u qofku dib uga soo kaban karoo wixi vitamine ka baxay. Waad mahadsan tihin. Cafimaad ahaan maxa lagaga qabsaan kara ama sidee dib looga kaban karaa awooddii kaa baxday. Jawaabta: Dhalinyrada waxaa laga rabaa marka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay

Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay Su’aasha: Asc walaalaha qiimaha badan daruur waxaan idin kaga mahadcelinaye adeega cafimaad bulshada soomaliyeed mar walbo ku caawinaysan Arinta AAD doona inaad igala talisaan Waxaa caado ii ah inaan mar walbo siigaysta marar badan ayaan go’aan saday arintaan hada inaan Ka jooga way ii suurta Gali weysa mudo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Arday ayaan ahay siigaa i dishay ila taliya

Su’aasha: Asc wll mcn waxan ahay arday somaliyed waxan ku dhibanahay dhanka fahanka waxa i nafeyay bahashan la yiraahdo siigo ila io mudo dheer wey i daba tagan tahay marka wan rabaa qaabka oogu fudud ee aan ku ilowi karo jawab dag dag ah i.a Jawaabta: Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay qaabka loo joojiyo […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya

Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya Su’aasha: Labo bilood ayaan xaas qabaa habeenka aqalgalka si fican ayaan u sameeyay wan bigrajabiyay laakin todobaad kaddib waxan isku arkay dareen la’aan siiba marka aan u galiyo guda siilka markaan kaligayga ahay waa taagan yahay laakin marka aan bilaabo waa iga damaa. Jawaabta: Waxa ku haysta […]

Categories
Talooyinka Consultation

Khiyaanada shukaansiga sidee lagu garan karaa

Khiyaanada shukaansiga sidee lagu garan karaa Su’aasha: Ninka marka uu beenta kuu sheegayo sidee lagu ogaan karaa mar mar waxad arkaysaa hadalo isdhaafasan ayuu ku hadlaa wuxuu ku dhaha adiga ayaan ku jeclahay hadalka noocas ah been inu yahay ama jecel beenta maxa lagu ogaan kara ila taliya qof been kugu dhaqayo maloo sabri kara. […]