Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay

Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay Su’aasha: Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay. Jawaabta: Ninka marka uu naagtiisa la raaxaysanayo jirkeeda wuu ku raaxaysan karaa laakin inuu galiyo farta dabada culimada qaar waxay u arkeen inay xaaraan tahay maxaayeelay waxay keenaysaa inuu galiyo geedkiisa marka uu ka helo, sabab ayay u […]
Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya

Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya Su’aasha: Waxan ahay gabar guurka ku cusub goor dhow ayan guursaday dhib aya i haysta oo dhan ninkayga marka uu i sitimanayo waan raxaystaa wax kla mid ah marka u farta igu raxaynao waan macansadaa wana biyabaxa lakin marka uu geedkisa ii […]
Dumarka farta isticmaalo dhibka ay kala kulamaan

Dumarka farta isticmaalo dhibka ay kala kulamaan Su’aasha: Garoob ban ahay mararka qaar kacsi ayaan lasoo jeedaa, marka an wax dareemo farta ayan isaga bixiya biyaha, dareenka an daremo markaas aad bu u darnaana waxaa igu adkaynayso inan gaaro orgasm biyaha dhaqsi kuma imadan wadanahana ad ayay i garacman dhidid badan iyo shir ayaa iga […]
Xaaska fareyska ku raaxaysato ma cudur bay qabtaa

Xaaska fareyska ku raaxaysato ma cudur bay qabtaa Su’aasha: Gabadha markay guurka ku cusub tahay oo aysan raaxo ka dareemaynin geedka ninka marka la galiyo oo ay ka dareemayso kaliya raaxada inuu farta ku riixo ama ku salaaxo oo fareeyo taas maxaa la dhihi cudur miyaa farta marka uu ninka igu salaaxo raaxo ayan dareemaa […]
Fiirinta farjiga xaaska indhabeel maa laga qaadaa

Fiirinta farjiga xaaska indhabeel maa laga qaadaa Su’aasha: Waxaan maqlay qofka sheekh sheegaya xadiis reebaya qofka inuu fiiriyo fariga xaaskiisa hadduu sidaa sameeyo wuxuu ka qaadaa indhabeel xadiiskaas ma jiraa haduu jiro ma saxiix baa jawaab ayaan idinka sugayaa. Jawaabta: Xadiis ayaa kusoo arooray oo reebaya inuu qofka fiiriyo xubinta taranka xaaskiisa iyadoo aysan jirin […]
