Xaaska fareyska ku raaxaysato ma cudur bay qabtaa
Su’aasha:
Gabadha markay guurka ku cusub tahay oo aysan raaxo ka dareemaynin geedka ninka marka la galiyo oo ay ka dareemayso kaliya raaxada inuu farta ku riixo ama ku salaaxo oo fareeyo taas maxaa la dhihi cudur miyaa farta marka uu ninka igu salaaxo raaxo ayan dareemaa raaxo daran lakin galmada cadiga waxba kuma dareemo sida farayska oo kale.

Jawaabta:
Caadi ahaan naagta waa inay ku raaxeysataa geedka ninka maxaayeelay raaxada isaga ayaa loogu talaggalay, inkastoo ay u bannaan tahay ninka xaaskiisa inuu farta ugu raaxeeyo xalaal ayay u tahay, maxaayeelay waa xaaskiisa, taas waso sheegnay hadda kahor su’aal la soo weyddiiyay bahda webka Daruur.
Sababaha keena gabadha inay farta ku raaxeysato waa dareenka kore ee ay leedahay xubinta taranka dumarka, qaar haweenka ka mid ah ayay ku badan tahay raaxada afka kore, ninka ayaa laga raabaa xaaskiisa inuu ugu daliigo geedkiisa afka ama faruuraha cambarka si ay u gaarto biyabax, dumarka badankooda dareenka wuxuu ka saaran yahay siilka faruurihiisa.
Macaanka ay xaaska dareento oo la xiriira isfahanka galmada wuxuu ka bilowdaa toogta fiican iyo hanaanka quman ee raaxada sariirta, hablaha aan fahmin ragooda waxay ku noolaanayaan nolol walwal iyo kalsooni darro ku dhisan.
Waxaa laga yaabaa ninka xaaskiisa inay u baahan tahay raaxo gaar ah oo ay ninkeeda kala xishoonayso, waxaa fiican inay u sheegto wixii ay uga baahan tahay raaxada galmada si uu u fahmo ujeedada guurka guriga ay u timid, tan ugu horreysa waa in indhaheeda ay ka laabato xumaanta taasna waxaa lagu gaaraa marka ay xaaska danteeda ka gaarto raaxada ay u baahan yahay.
Dumarka xumaanta ku dhaco badankooda raga ayaa ka dambeeya marka ninka xaaskiisa ay ka weyso jacayl iyo hadal macaan nin kale ayay khadka u galaysaa si hadal fiican ay uga hesho waa marka aysan diin lahayn, wax badan waso aragnay oo la xiriira furiinka iyo burburka qoyska inta badan waxay ka timaadaa arrintaas gogosha markay luuq gasho iyo marka la galiyo isfahanka lamaanaha god mugdi ah.
Jacaylka ninka iyo naagta dhexmara wuxuu ku taagan yahay raaxada guriga qaabka ay tahay.
Raaxada qaabka lagu lagu hago ayaa waxay tahay daacaadnimo iyo jacaylka hadal macaan isfahan ninka iyo xaaskiisa.
Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah
Usually, a woman should enjoy her husband’s penis because pleasure is intended for him, although it is permissible for a man to enjoy his wife with his finger, it is permissible for him, because she is his wife, that was said before in a question asked by the Daruur website.
The reasons why a woman enjoys her penis are the superficial sensations she has in her genitals, some women are more interested in the superficial pleasure, the man is asked by his wife to insert his penis into her mouth or her labia to achieve ejaculation, most women are more interested in the labia of her vagina.
The sweetness that a wife feels in relation to sexual understanding begins with a good shot and the right method of pleasure in bed, women who do not understand their husbands will live a life of anxiety and insecurity.
Perhaps the wife needs a special pleasure that she is ashamed of from her husband. It is better for her to tell him what she needs from sexual pleasure so that he understands the purpose of the marriage she came to.
The first thing is to turn her eyes away from evil, and this is achieved when the wife’s interest is to get the pleasure she needs.
Most women who fall into evil are men. When their husbands lose their love and sweet words, they go online to another man to get a good word from him.
This is when they are not religious. We have seen many things related to divorce and family breakdown. Most of it comes from this when the bed is torn and when the understanding between the couple is put in a dark hole.
The love between a man and a woman is based on the comfort of the house as it is.
The comfort of the way it is guided is the honesty and love of the sweet words of understanding between the man and his wife.
