Categories
Bulsho Society Sheeko Story

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido Oscar waa Nin jarmal ah wuxu qabay hal dhib taasoo ahayd lacag jacayl, wuxu ahaa Nin aad u lacag jecel. Asxaabtiisa markuu la fadhiyo wuxuu dhihi jiray waxaan rabaa inaan wax sameeyo, inaan wax yeesho, inaan hanti badan helo iwm. Asxaabtiisuna way ku qosli jireen waayo wuxu ahaa […]

Categories
Sheeko Story Talooyinka Consultation

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan Su’aasha: A S C,qisada ninka saaxibkey waxay ku saab santahay wa isaga iyo gabadha xaaskisa u 12 sano qabo caruur’na u’dhashay weeyan, marka ninkan sxbkay aya qisadisa sidan igu waramay wuxu igu dhahay gabadha xaaskayiga intaan guur’san kahor mudo 2’ba bilood unbay […]

Categories
News Sheeko Story

Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay

Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay Askarigan waxaa la dhahaa Richard McKinney wuxuu ka mid ahaa ciidamada badda ee maraykanka wuxuu kasoo shaqeeyay dalal badan oo ka mid ah bariga dhexe waxaa ka mid ah meelaha uu kasoo shaqeeyay soomaali wuxuu la socday ciidamada maraykanka sanadkii 1993 joogay dalka soomaaliya. Ninkan […]

Categories
Sheeko Story

25 Sano ayuu bambo dubbe moodayay qiso yaab leh

Odey China u dhashay ayaa la sheegay inuu dubbahan sawirka kaaga muuqa adeegsanayay muddo 25 sano ah siduu ugu jajabiyo miraha looska loo yaqaano kaddib wuxuu ogaaday inuusan ahayn dubbe ama burris ee inuu yahay  bambo oo qadiin ah aan qarxin. 25 sano ayuu albaabka geerida garaacayay mana uusan ku dhimanin bambadan. taas waxaa laga […]

Categories
Sheeko Story

Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday

Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday Muritada waxay tiraahdaa:   “إذا بنيت بيتك على الكذب فإن الصدق سيهدمه” “Haddaad ku dhisto gurigaaga been runta ayaa ka dumin doonta” Beenta raga ay dumarka u sheegaan oo daahsoon dhibka ay keento. Qiso yaab badan oo tilmaamaysa raga sidey haweenka beenta ugu cabbaan. Waxaa la sheegay nin ayaa […]

Categories
Sheeko Story

Qisadii boqorka iyo afarta xaas

Boqor ayaa qabay afar xaas wuxuu aad u jeclaa xaaska afaraad, wax kaste ayuu u sameyn jiray, midda sedexaadna wuu jeclaa, laakin wuxuu dareemi jiray inaysan la joogi doonin, midda labaadna waa tan uu la tashan jiray marka dhibaato ay lasoo gudboonaato, midda koowaadna maba qiimeyn jirin xaqeedana ma gudan jirin iyadaana isaga aad u […]

Categories
Sheeko Story

Qiso gaaban gabar WhatsApp guriga ka dumiyay

Qiso gaaban gabar WhatsApp guriga ka dumiyay Nin ayaa xaas lahaa aadna wuu u jeclaa xaaskiisa, ninkii wuu ka maqnaa gurigiisa, gobol kale ayuu shaqo u joogay, ninkii mar kaste ayuu xaaskiisa kula sheekaysan jiray Whatsapka, habeen asoo la sheekaysanayo ayuu ku yiri hurdo ayaa i hayso caawa waan daalanahay mar kale ha noo ahaato, […]