Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido Oscar waa Nin jarmal ah wuxu qabay hal dhib taasoo ahayd lacag jacayl, wuxu ahaa Nin aad u lacag jecel. Asxaabtiisa markuu la fadhiyo wuxuu dhihi jiray waxaan rabaa inaan wax sameeyo, inaan wax yeesho, inaan hanti badan helo iwm. Asxaabtiisuna way ku qosli jireen waayo wuxu ahaa […]
Qofka siduu isbadal Ku sameyn karaa

Su’aasha: Asc dhamman bahda daruur waan idiin salaamey salaan kadib waxaan ahay wiil dhalinyaro ah waxaan doonaya inaan isbadal Ku sameyn nolosheyda sidee midaas iigu suurta galeysa. Jawaabta: Isbadalka waa wax loo baahan yahay, qofka waa inuu naftiisa toosiyaa taasna waxay ku imaan kartaa labo arrimood: Tan koowaad: qofka muslinka inuu ka fikiro aakhiro iyo […]
Fursadaha ganacsi lagu bilaabo maxaa ka mid ah

Su’aasha: Sxb waanku salaamay nio waxaan rabay inaan ganacsi ku biiro adigu dhaqaalo gaaraya kun dollar ayaan heystaa waxaana rabaa in lacagteyda aan gashado wax aan ku faa idi karo marka waxaan talo ahaan kaaga baahanahay sida aan ku heli karo fursad aanku balaarinkaro dhaqaalahayga oo madax banaan. Jawaabta: Marka hore waxaad eegtaa suuqa waxa […]
Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya

Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya Soomaali oo waxbarashada soo badanayso jaamacadaha waxaa ka qalinjabiya arday badan sannad walba. waxay isugu jiraan wiilal iyo gabdhaba. Waagii hore dadka soomaaliyeed kuma dadaali jirin waxbarashada heerka jaamacadeed laakin hadda wadanka wuxuu noqday mid ka duwan waagii hore. aad baa loo dhigtaa waxbarashada heerka jaamacadda […]
Haddaad guul rabto dadka xaasidka sidan u gal

Haddaad Guul Rabto Dadka Xaasidka Sidan U Gal Waxaa la sheegay cunug yar inuu isaga lumiyay kobahiisa badda, xeebta ayuu ku qoray: “badda waa tuug“. Nin kaluumaysate ah oo badda ka ugaarsada maalin kaste ayaa isagana wuxuu ku qoray: “xeebta badda waa deeqsi“. Nin badgal ah oo ka helay badda dhayman iyo luul isaga xeebta […]
