Categories
Bulsho Society News

Deeq waxbarasho Jaamacadda Qatar

Deeq waxbarasho oo tayo leh ayaa Jaamacadda Qatar usoo bandhigtay ardayda ku nool dacallada dunida oo dhan. halkaan ayaad ka heli kartaa qaababka loo xareysto deeqda waxbarasho ee ay bixinayso jaamacadda Qatar. Jaamacada Qatar University waxay bixinaysaa Deeqo waxbarasho Master iyo PhD oo lacag la’aan ah. Deeqda waxay ka koobantahay kuliyadaha caafimaadka nuucyadiisa kala duwan, […]

Categories
News

Waxan ku riyooday ninkayga oo biyo badan ka baxayaan

Waxan ku riyooday ninkayga oo biyo badan ka baxayaan Riyada: Slam calykum walaalayal waxan ahay gabar xaas ah waxaan riyo ku arkay ninkayga oo biyo aad u badan ka baxayaan dhab ahaanna ninkaya waa jiran yahay xaga dhalmada dhib ayaa ka haysta riyadan maxaa lagu fasiri karaa. Fasirka: Riyadan waa riyo bishaaro kuu ah waxay […]

Categories
News Sawirada

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada ka imaanaya magaalada Beladweyne waxay sheegayaan in magaalada si daran ay biyo ugu soo fahameen. Waxaa la sheegay magaalada Beladweyne sanad kaste dhibkan ayaa soo gaaraya. Dad badan ayaa ku eedaynaya dowladda soomaaliyeed inay taallooyin aan loo baahnayn dhisayso dalkana oo dhibkan ka jiro. Sawirada halkan ka muuqdo […]

Categories
News Sawirada

Sawirada Xasan Sheekh iyo Erdogan waayawaayo

Sawirada Xasan Sheekh iyo Erdogan waayawaayo Madaxweynihii Soomaaliya oo Farmaajo ka horreeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo furaya garoonka dayuuradaha markii ay Turkiga dhiseen. Sawirada waxaa ka muuqda madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo kaalin weyn ka qaatay caawimaadda dalka soomaaliya. Turkey oo si fiican u qaabishay Guuleed wiilka diyaaradda sameeyay Pictures of Hassan Sheikh and […]

Categories
News

صور الباحث أحمد متولي سلامة في تنزانيا

صور الباحث أحمد متولي سلامة في تنزانيا هذه صور جميلة التقطت في شرق إفريقيا وخاصة في دولة تنزانيا. وقد قام الباحث أحمد سلامة برحلة إلى تنزانيا وهو من الباحثين المتخصصين في اللغة السواحيلية  المتميزين في الوطن العربي هذه الصور تجسد علاقة العرب بإفريقيا وأن أواصر الأخوة  قوية ومتينة، والعلاقات بين البلاد الإفريقية متينة وقد أرسلها […]

Categories
News

Musqulaha dalka Japan

Musqulaha dalka Japan Dalka Japan wuxuu ka mid yahay dalalka ugu amaanka badan sidoo kale  wax soosaarka. waxyaalaha layaabka leh waxaa ka mid ah  fadhiga musqusha loo sameeyay meel gacanta lagu dhaqan karo sidii loo ilaalin lahaa biyaha. Biyaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu qiimaha badan nolosha iyadoo sidaas ay tahayna waxaad arkaysaa dadka […]

Categories
News

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay India waxay ka mid tahay dalalka ugu yaabka badan dunida. waxaana la dhihi karaa waa dalka ugu khuraafaadka badan sidoo kale sixirka iyo tafaafulka. Waxaa laga helaa dad caabudayo waxyaalo  kala duwan oo aan ku soo dhicin caqliga aadanaha. Gabar u dhalatay dalkaas oo loo guuriyay eey  […]