Riyada madaxwayne Erdogan anoo hab siinaya

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA GABADH IYO NIN WAXAY HAYAAN NIN BUKA DADKU WAA CARAB WAAN EEGEEGAY NINKII BUKAY OO AFKALE AYAYKU HADLAYEEN WAANSE AFGARANAYAY AYAA WAXAN ARKAY MADAXWAYNE ORDUGAN OO DHINACAYGA FADHIYA KABACDI WAAN SALAMAY OO HAB […]
Qof ku riyooday madaxda Turkey iyo Germany iyo Austria

Qof ku riyooday madaxda Turkey iyo Germany iyo Austria Su’aasha: Asc walaal waad ku mahadsantihiin shaqada wanaagsan oo aad bulshada u haysaan. Waxaan riyo ku arkay islaanta Germany hogaamiyaha ka ah iyo ninka dhalinyarada ah ee hogaamiya wadanka yar ee Austria iyo aniga oo meel ku wada sheekaysanayna hogaamiyaha Austria gabaryar oo uu dhalay buu […]
Hubka dowladda Turkey ay soo bandhigtay

Sawirkan wax yar ka hor ayaa lagu faafiyay maanta wakaaladaha wararka caalamka, waxaa ka muuqda sawirka madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Erdogan oo lagu tiriyo madaxda dunida ugu saameynta badan waqtiga hadda la joogo. Waxaa safan madaxweynaha gadaashiisa gantaallo iyo bambooyin ay Turkey samaysay sanadahan dambe, wuxuu ula jeedaa madaxweynaha Turkiga sawirkan Turkey inay ka kaaftoontay […]
Erdogan oo qodobo muhim ah ka hadlay

Madaxweynaha Turkiga ayaa maanta si kulul uga hadlay arrimaha bariga dhexe oo maalmahan soo gudboonaaday. hadalkiisa marka lasoo koobo waa qodobadan: Qudus waa leen guduudan gacan kaste masjid alqsaa u dhowaato waan jabinaynaa. Goorma ay hadlaysaa dowladda sacuudiga haddaysan hadda halin. Gacmaha khiyaanada wata ee carbeed oo u sacabtumay qorshaha Trump waa lala xisaabtamayaa. Ma […]
Dhufeyska sirdoonka Turkey ee cusub

يفتتح الرئيس التركي رجب طيب أردوغان، اليوم الاثنين، المبنى الجديد لجهاز الاستخبارات التركية “MIT”، والذي أطلق عليه اسم “قلعة”، وذلك في أنقرة. ومن أهم ميزاته أنه محاط بجدران اسمنتية ضد التنصت وضد عمليات التسلل،. Wuxuu furayaa madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Erdogan dhismaha cusub ee sirdoonka turkiga oo loo yaqaano marka lasoo gaabiyo MIT wuxuu yaallaa […]
Gaariga cusub ee Turkey lagu sameeyay

Gaariga cusub ee Turkey lagu sameeyay Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa xariga ka jaray gaarigii ugu horeeyay ee lagu sameeyay wadanka Turkiga oo ku shaqeeya korontada isagoo gacantiisa ku kaxeeyay, waxaana Erdogan uu sheegay in 60 sano oo riyo ah u xaqiiqowday maanta inuu dalkiisa horumar ka gaaro Tiknolojiyada casriga ah. Turkiga ayaa sidoo […]
Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay

Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay Madaxweynaha Turkey oo sheegay sababta ay uga hartay Pakistan inay ka qeybgasho shirka islaamiga ee lagu qabanayay magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia Erdogan oo yiri: sacuudiga wuxuu ugu gooddiyay Pakistan inuu kasoo tarxiilayo dalkiisa afar malyan shaqaale oo u dhashay dalka Pakistan booskoodana oo galin doona dad u […]
