Waxan ku riyooday ninkayga oo biyo badan ka baxayaan
Riyada:
Slam calykum walaalayal waxan ahay gabar xaas ah waxaan riyo ku arkay ninkayga oo biyo aad u badan ka baxayaan dhab ahaanna ninkaya waa jiran yahay xaga dhalmada dhib ayaa ka haysta riyadan maxaa lagu fasiri karaa.

Fasirka:
Riyadan waa riyo bishaaro kuu ah waxay tilmaamaysaa ama fasirkeeda wuxuu noqanaa in ninkaaga uu caafimaadi doono oo uu ilmo badan dhali doono, isla manidaas iyo xaaddaada marka laysu keeni ayaa laga qaadanayaa fasirka riyada, fasirka biyaha badan kan ayaa ugu dhow
Riyada janaabada iyo caafimaadka jirka
This dream is a good tiding for you. It indicates or its interpretation could be that your husband will be healthy and will have many children. The same semen and semen when delivered are taken from the dream interpretation. The interpretation of a lot of water is the closest.
