Muuqaal Video muujinaya doonta ku gaddoontay Baladweyne

Muuqaal Video muujinaya doonta ku gaddoontay Baladweyne Waxaa laga duubay dadka ku geeriyooday doonta ku gaddoontay biyaha daadadka magaalada Baladweyne. Waxaa la sheegay dad gaaraya siddeed qofood inay ku dhinteen waxaa ka mid ahaa dadkaas Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed Waxaa la sheegay dadkaas meesha ku geeriyoodeen waxay gurmad u fudinayeen dadka daadadka dhibka kasoo […]
Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed sidey doonta ula gaddoontay

Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed sidey doonta ula gaddoontay Warar ka imaanaya Baladweyne ayaa sheegaya in doon ku gaddoontay biyaha daadadka magaalada Baladweyne. Waxaa la sheegay dad gaaraya siddeed qofood inay ku dhinteen waxaa ka mid ahaa dadkaas Dahabo Xasan iyo Deeqo Axmed Waxaa la sheegay dadkaas meesha ku geeriyoodeen waxay gurmad u fudinayeen dadka […]
Sawiro cusub biyaha Baladweyne

Magaalada Baladweyne ilaa iyo hadda waxaa ka jira fatahaad badan oo aan lasoo koobi karin. Dowladda Soomaali wax bay ka qaban la’dahay, taas oo ay keenayso in dowladda inaysan tabar u haynin maamulka dalka ay sheeganayso waayo madaxda badankooda meesha uma imaanin inay dad wax u qabtaan ee waxay usoo galeen siyaasada inay lacag iyo […]
Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada ka imaanaya magaalada Beladweyne waxay sheegayaan in magaalada si daran ay biyo ugu soo fahameen. Waxaa la sheegay magaalada Beladweyne sanad kaste dhibkan ayaa soo gaaraya. Dad badan ayaa ku eedaynaya dowladda soomaaliyeed inay taallooyin aan loo baahnayn dhisayso dalkana oo dhibkan ka jiro. Sawirada halkan ka muuqdo […]
