Musqulaha dalka Japan
Dalka Japan wuxuu ka mid yahay dalalka ugu amaanka badan sidoo kale wax soosaarka.
waxyaalaha layaabka leh waxaa ka mid ah fadhiga musqusha loo sameeyay meel gacanta lagu dhaqan karo sidii loo ilaalin lahaa biyaha.

Biyaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu qiimaha badan nolosha iyadoo sidaas ay tahayna waxaad arkaysaa dadka qaarkooda inay ku cayaarayaan biyaha.
Firkaddan oo Japaneeska ay sameeyeen waa fikrad aad u fiican. waxaa habboon qaabkan in loo sameeyo musqulaha caalamka oo dhan.
Musqulaha dalka Japan w haddii dhamaantooda siday ay yihiin immisa liitar biyo ilaalsamayo lama soo koobi karo
Type of toilets in Japan
Japan is one of the safest countries in the world and also a manufacturing country.
Among the amazing things is the toilet seat that is designed to be a place where you can wash your hands to save water.
Water is one of the most precious things in life and yet you see some people playing in water.
This idea that the Japanese have made is a very good idea. It is appropriate to make toilets all over the world like this.
If all the toilets in Japan are like this, how many liters of water can be saved?
