Dadka Soomaaliyeed waa dad Muslimiin ah, waxaana ka mid ah tacliimaha Islaamka in haweeneyda Muslimka ahi ay ku dhaqanto xijaabka oona daboosha jidhka oo dhan. Wakhtiyadii horena, haweenaha Soomaaliyeed ma ay ku dhaqmi jirin xijaabka, caadooyinkii hore ee Soomaalida waxay ahaayeen in haweeneydu xidhato dhumar u eg dharka haweenaha Hindiya. Haweeneyda Soomaaliyeed waxaa dharkeeda ka […]
