Scholarship dalka China bixiyo halkan iska diiwaangali

Scholarship dalka China bixiyo halkan iska diiwaangali Ardayda u baahan inay waxbarashada sii wataan halkan ayay ka heli karaan Scholarship qoraalkan si fiican akhri Waxbarasho ama tacliin lacag la’aan ah dalka shiinaha haddii aad rabto inaad ka hesho halkan ka dalbo Waa free waxbarashada dalka Shiinaha waa deeq waxbarasho Registration is now open for the […]
Waa maxay scholarship see loo codsan karaa waana imisa nooc

Waa maxay scholarship see loo codsan karaa waana imisa nooc Su’aasha: Aac dr alah kuxafido inta kadib waxa raba ina wax igashegto scholarship jamacadaha iyo wadamada ugu fican iyo qabka lotagayo iyo qababkay kalayihin mahadsanid. Jawaabta: Scholarship ama deeq waxbarashao ama منحة دراسية waa nidaam la yaqaano jaamacadaha caalamka oo dhan badankooda ay bixiyayaan, deeqda […]
Deeq waxbarasho dalka Turkiga bixinayo

Maanta oo ah 10/1/2020 waxaa la furay deeq waxbarasho ay bixinayso dowadda turkiga. isqoridda waxay furan tahay ilaa laga gaaro 20/2/2020. deeqdan waxbarsho waxaa loogu talagalay dhammaan marxaladaha waxbarashada ayay la xiriirtaa Bachelor iyo Master iyo PhD. Qofka la oggolaado waxaa loo soo diraa tikid uu kusoo safro iyo mid uu ugu noqdo dalkiisa. waxaa […]
Deeq waxbarasho Jaamacadda Qatar

Deeq waxbarasho oo tayo leh ayaa Jaamacadda Qatar usoo bandhigtay ardayda ku nool dacallada dunida oo dhan. halkaan ayaad ka heli kartaa qaababka loo xareysto deeqda waxbarasho ee ay bixinayso jaamacadda Qatar. Jaamacada Qatar University waxay bixinaysaa Deeqo waxbarasho Master iyo PhD oo lacag la’aan ah. Deeqda waxay ka koobantahay kuliyadaha caafimaadka nuucyadiisa kala duwan, […]
