Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada
ka imaanaya magaalada Beladweyne waxay sheegayaan in magaalada si daran ay biyo ugu soo fahameen.

Waxaa la sheegay magaalada Beladweyne sanad kaste dhibkan ayaa soo gaaraya.
Dad badan ayaa ku eedaynaya dowladda soomaaliyeed inay taallooyin aan loo baahnayn dhisayso dalkana oo dhibkan ka jiro.
Sawirada halkan ka muuqdo waa qeyb ka mid ah sawirada laga soo qaaday daadadka magaalada baladweyne.
Muuqaal Video muujinaya doonta ku gaddoontay Baladweyne
Rain and torrents surround Beladweyne
Beledweyne turns into a sea, see the pictures
People from Beledweyne say that the city is severely flooded.
It is said that Beledweyne experiences this problem every year.
Many people accuse the Somali government of building unnecessary monuments and causing this problem in the country.
The pictures shown here are some of the pictures taken from the floods in Beledweyne.
















