Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Anoo geedka u jimicsiinaya hadey biyaha shahwada ka soo baxaan ma siigaa la dhihi karaa?

Anoo geedka u jimicsiinaya hadey biyaha shahwada ka soo baxaan ma siigaa la dhihi karaa? Su’aasha: Nio subixii markaan soo koco guska waxaan ku daliigaa saliid macsaro aan jimicsi ugu dhigo marka anoo ku daliigaayo saliidii ayaa biyo yar oo cad iga soo daateen markaan fiiriyey kuwii shahwadee ahaayeen markaas oo kale ma waxaa loo […]

Categories
Caafimaadka Health

Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa

Su’aasha: Dr waxan isku arkaaa caabuq xiniyaha ah qolfa madow ayuu yeesha markii kuleelka la gaaro maxaa sabab jawaab thnks. Jawaabta: Nadaafadda ku dadaal sidoo kale dharka gudaha aad ka qaadato ha noqdo dhar aan kulayl keenaynin oona aan dhab kugu ahayn, adoon wax daawo kiimika isticmaalin ayaad ka raysanaysaa, biyo qandac oo cusbo leh […]

Categories
Caafimaadka Health

Kareemka Glysolid haaraha wajiga ma tirtiraa

Kareemka Glysolid haaraha wajiga ma tirtiraa Su’aasha: Wllo madama aadishegten in grslid wajiga lamarikaro unaficanyahay Hadan asaga kuwado haarta magoeysa Jawaabta: Kareemka Glysolid waxaa loogu talaggalay in jirka lagu jilciyo oo lagu ifiyo, wuxuu wejiga ka qaadaa baraha madmadow. Marka haddii isaga aad isticmaasho waa kaa qaadi karaa haaraha wejiga, qaababka kalana tijaabi haddii aadan […]

Categories
Caafimaadka Health

Qaabka loo daaweeyo haaraha wejiga iyo sanka

Qaabka loo daaweeyo haaraha wejiga iyo sanka Su’aasha: Asc maxaa lagu daweya haaraha dadka cad wajiga uga sameya iyo sanka Jawaabta: Waxaa jira daawooyin iyo kareeemooyin lagu daaweyn karo haaraha wajiga kasoo yaaca, laakin waxaa ugu fiican in loo daaweeyo qaab dabiici ah, waxaa lagu daaweyn karaa caanaha zabaadiga (garoor fadhi) oo lagu daray qajaar […]

Categories
Caafimaadka Health

Wa maxay Nursing Care Plan

Wa maxay Nursing Care Plan Su’aasha: Asc alah kuxafido wll inta kadib  Waxad sharaxad koban igasisaa mowduca nursing care plan lagu magacabo mahadsanid Jawaabta: Nursing care plan waa qorshaha daryeelka kalkaalinta ee la siiyo qofka, ama qoyska, ama bulshada, waa habraacyo kala nooc ah kalkaaliyaha ama kalkaalisadu ay fuliso si ay u taageerto ogaanshaha kalkaalisada ee […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxan isku arkey xiniyaheyga oo dhaqaaq sameynayo Dhib Miyaa jira

Su’aasha: Dr Waxan isku arkey xiniyaheyga Oo dhaqaaq sameynaayo isagoo isku imaanayo Hadane kala tagaayo Dhib Miyaa jira Dr Jawaabta: Wax dhab ma laha arrinta aad sheegayso waana wax dabiici ah inay xaniinyaha ku dhex dhaqdhaqaaqaan magaarka dhexdiisa taasna waxay u badan tahay marka uu kulayl jiro ama qofka meel dugaal uu ku sugan yahay, […]

Categories
Caafimaadka Health

Riyada tixsiga fara badan oo guriga soo galaya

Su’aasha: scw qofki arko guriga duqsi fara badan ka buuxo oo meel kaste ku biibibya fadalan riyadaas fasirkeda aan u bahanay. Jawaabta: Tixsiga badan marka riyo lagu arko waa cadow aad u daran oo meesha uu soo galo hallaynaya, riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiriin cadow idin ku ah oo raba gurigiina inay burburiyaan waxaa […]