Riyada quraanjo yar oo madow lug dhaawac ah saaran

Riyada quraanjo yar oo madow lug dhaawac ah saaran Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday qof lug dhaawac ka ah ee fadhiya ama nabar Ku yaalo lugta hilibka waxa ka hoseyo oo meel yar oo god ah leh dhawac nabarkaso bogsanaayay ama QalalaN oo ay quranjo yar oo Madoow ay donayso inay qaniinto Quranjadas ma rabin […]
Riyada tixsiga fara badan oo guriga soo galaya

Su’aasha: scw qofki arko guriga duqsi fara badan ka buuxo oo meel kaste ku biibibya fadalan riyadaas fasirkeda aan u bahanay. Jawaabta: Tixsiga badan marka riyo lagu arko waa cadow aad u daran oo meesha uu soo galo hallaynaya, riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiriin cadow idin ku ah oo raba gurigiina inay burburiyaan waxaa […]
Waxaan Ku riyooday Sheekh Cumar Alfaaruuq

Su’aasha: Asc gudomiye waxan riyo Ku arkay laba nin oo midi ii wata ana an dhumanayo kadibna aan soo galay meel meeshasna Waxa jogay sheikh cumar faruq Allah u naxariste kadibna nimankii I eryanaayay ilma dhalinyaro ah oo Iska cadi ah bey noqdee ana markaas waxaan wataa seef an islahaa haday Ku so aadan isaga […]
Hadii quraanjo riyo lagu arko iyadoo guri joogto

Su’aasha: Aqalkan galoo waxan ku arkaa qudhanjo yar yar oo mad madow waliba welashay gashaa maxaa lagu tilmami karaaa qudhanjida yar yar ee badan qalkayga ka so dhax buxsamaysoo! Jawaabta: Su’aashaada hadday dhab tahay oo aan riyo ahayn quraanjada waad iska og tahay wax keeno waxay soo raacdaa cuntada iyo sonkorta. Haddii ay riyo tahay […]
