Riyada dixiriga laga soo dhex saarayo basbaaska

Riyada dixiriga laga soo dhex saarayo basbaaska Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo bac ka soo saaraya basbaas cagaaran markaan kasoo saaray mise basbaaskii dhexdiisa waxaa ku jira dixiri markaas ayaan bacdii eegay mise waa wada dixiri markaa ayaan basbaaskii soo qubay oo tuuray. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah oo munaafuqiin aad ogaan […]
Riyada tixsiga fara badan oo guriga soo galaya

Su’aasha: scw qofki arko guriga duqsi fara badan ka buuxo oo meel kaste ku biibibya fadalan riyadaas fasirkeda aan u bahanay. Jawaabta: Tixsiga badan marka riyo lagu arko waa cadow aad u daran oo meesha uu soo galo hallaynaya, riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiriin cadow idin ku ah oo raba gurigiina inay burburiyaan waxaa […]
Gabar ku riyootay tixri madow oo gagacnteeda kasoo baxayo

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyoday tixri madoow badan ka so burqanayo gacanteyda wan riixa gacnta wuuso daadanaya qaarna waxay ka dhex muqdaan gacanta xusulka inta udhaxaysa mahadsanid Jawaabta: Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa inaad wax weyn qaban doonto oo guul ah, sidoo kale sadaqo badan ayaad bixin doontaa waxaad u kaalmayn doontaa dadka tabaalaysan, […]
Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo

Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo Riyada: Waxan ku riyooday ano bahalo yar yar dhigaya goryaan camal ah oo soc socda mahadsanidiin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhamaadka mashaakilada, dhibka ku haystay ayaa kaa dhamaanaya, waad nafisi doontaa haddii Alle idmo, riyada gooryaanka ama tixriga oo soo raacaya saxarada waxaa lagu fasiraa in dhibka ku haysta kaa […]
Riyada dhinbil dab oo aad naag siinayso

Su’aasha: Waxaan ku riyooday ayadoo dab iishidan yahay oo an donayo inaan wax kariyo mid naag ah ayaa I waydiisay dhimbil dab ah ama inay dabka ka shidato misa aan siiyay dabkii jab alwaax ah ok shidan hadana waxaan isla riyadaas wan arkay wax u ek tixri. Jawaabta: Dhinbisha dabka waa mustaqbal bilowgii waxaa laga […]
