Qalooca geedka ninka la xidhiidha

Qalooca geedka ninka la xidhiidha Su’aasha: Asc Waan ku salamey salan kadib laba sual oo wada socda aa qaba, Geedka ninka hadii qalooc galo ama uu dhexda ka qaloocdamo qaloocaas oo ka dhigaya geedka mid foorara . Sual 1aad geedka ma latoosin Kara qalooca ma laga saari kara. ? Sual 2aad geedka foorara isna kor […]
Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya

Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya Su’aasha: Walaal waxaan sameyn jirey siigada marka waxaan isku arkey geedkeygu inuu yaraanayo marka sidee loo weyneeyo majiraan wax lacuno mahadsanidiin Jawaabta: Su’aashan in badan ayaa laga jawaabay siigada xubinta ninka inay yareyso iyo in kale sidoo kale suurtagal miyaa in la weyneeyo geedka ninka balac ama […]
Anoo geedka u jimicsiinaya hadey biyaha shahwada ka soo baxaan ma siigaa la dhihi karaa?

Anoo geedka u jimicsiinaya hadey biyaha shahwada ka soo baxaan ma siigaa la dhihi karaa? Su’aasha: Nio subixii markaan soo koco guska waxaan ku daliigaa saliid macsaro aan jimicsi ugu dhigo marka anoo ku daliigaayo saliidii ayaa biyo yar oo cad iga soo daateen markaan fiiriyey kuwii shahwadee ahaayeen markaas oo kale ma waxaa loo […]
Siigadu si toos miyay u yareysaa xubinka taranka ninka

Su’aasha: Siigadu Si-Toos Miyay U yaraysaa Xubinka Taranka Ninka Yacnii Intii Ilaahay Ugu Talo Galay Miyay Ka-Yaraysaa Ama Qofka Xubinkiisa Taranku Intuu Ahaa Intuuna Siigada Bilaabin Jawaabta: Siigada xubinka taranka ma yarayso ee way daciifisaa, geedka ninka markuu daciifana wuxuu u muuqanayaa inuu yar yahay, marka guud ahaan xubinta taranka dhibka ay u keenayso ayaa […]
Weyneynta geedka ninka suurtagal miyaa mise waa been

Weyneynta geedka ninka suurtagal miyaa mise waa been Su’aasha: Xubinka Taranka Raga Miyaa Lawayneyn karaa Qoraayada Caafimaad Qaar Kamida Ayaa sheega In La Waynayn Karo Xubinka Taranka Sida Isaga Oo Masaaj Lagu Samaynayo Ama Saliid Lagu Masaajayo Ama Qofku Cunayo Cuntooyin Waynaynaya Ama Uu Samaynayo Jimicsi Iwm Waliba Waxaan Kahadlayaa Xubinka Ay Siigadu Yaraysay Ama […]
Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay

Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay Su’aasha: Xubinkayga Taranku Markuu Kacsan yahay Waa Hal Taako Waliba Taakada Gacanta Ka waran Markaa Ma Yaryahay Mise Wuu Wayn Yahay. Jawaabta: Geedka ninka dabiiciga wuxuu u dhexeeyaa marka uu kacsan yahay 12 sinti ilaa 16 sinti raga siday ayay u badan yihiin, […]
Qof 8 sano siigo ku jiray xubintiisa taranka ma weynaan kartaa

Qof 8 sano siigo ku jiray xubintiisa taranka ma weynaan kartaa Su’aasha: Waan idin salaamey dhamaan bahda Daruur media. Wll waxaan rabay in aan ku weydiiyo su’aal ah: Qof muddo 8 sano ah siigeysan jiray, hadii uu iska joojiyo caadadaa xun ma laga yaabaa in ay xibintiisa taranka ay weynaato si dibiici ah isagoon isticmaalin […]
