Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo Su’aasha: scw cajiraha cucun daran ban ka dareemaa waxan raba maanto dhan inaan xoqo maqaarka gudaha cajiraha wuxuu noqday maqaar adag oo madow daran ah taas cayilka miyaa keenaya oo labada cajirood is xoqaya kareem ma jiraa oo la marin karo oo meesha u roon. Jawaabta: Cayilka cajirada wuxuu […]
Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa

Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa Su’aasha: Asc bahda Daruur waan idiin salaamay maalmahaan waxaan ku wareeray qaabka su aal weydiinta maadaama aas wax badan ka badasheen hababkii hore ee su aalaha loo soo diri jiray Alx maanta Ilaahey igu guuleeyey inaan idiinla soo xiriiro waxaan ku weydiina sxb majirtaa daawo ama boomaato loo isticmaalo gubitaanka […]
Kareemka Glysolid haaraha wajiga ma tirtiraa

Kareemka Glysolid haaraha wajiga ma tirtiraa Su’aasha: Wllo madama aadishegten in grslid wajiga lamarikaro unaficanyahay Hadan asaga kuwado haarta magoeysa Jawaabta: Kareemka Glysolid waxaa loogu talaggalay in jirka lagu jilciyo oo lagu ifiyo, wuxuu wejiga ka qaadaa baraha madmadow. Marka haddii isaga aad isticmaasho waa kaa qaadi karaa haaraha wejiga, qaababka kalana tijaabi haddii aadan […]
Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay

Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay Su’aasha: scw maqaarkayga wuu is badalay waxaa iga batay isticmaalka kareemooyinka jirka lagu cadeeyo indhaha hoostooda madow daran ayay iga noqdeen iyo maqaarka oo qalayl noqday waxaan rabaa kareem maqaarka jilciya oo la marin karo indhaha hoostooda. Jawaabta: Waxaad ogaataa daawaa wejiga ama jirka lagu cadeeyo dhibaatooyin badan […]
Kareemka Glysolid cudur ma keenaa

Su’aasha: Asc wllow waxaan ahay wiil cad waxaan marsadaa golysolid ama gali saliin sida ay somaalidu u taqaan Markaan marsado way i cadaynaysaa marka aan iska daayo xoogaa fil daro ayaa iga muuqanayso Mid kle markasta waan markasadaa xili walba waxaana ahay nin gymka dhigto oo feer yahan ah marka maqaarkayga ma jilcin kartaa bajaq […]
