Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Cabsida daran waxa ugu fiican lagu daaweeyo

Su’aasha: scw aad ban u baqaa waxaan mar kaste ka baqaa dhimashada waxan dareemaa nolosha inay ila xun tahay walwal iyo fikir iyo cabsi ayan ku jiraa maxaan sameeyaa sideen uga bixi karaa arintan Jawaabta: Cabsida noocan waa cabsi waswaas la socdo qofka wuxuu dareemaa dibid iyo kalinimo, waana cudur nafsi ah, cudurka baqdinta ama […]

Categories
Aqoonta Guud Caafimaadka Health

Waa maxay mowduuca la dhaho Gibbs reflection

Waa maxay mowduuca la dhaho Gibbs reflection Su’aasha: Asc waxan raba inad igacawisid diyarinta moduca cafimad ee lagumagacabo gips reflection wuxu yahay iyo qaabka loqabto mahadsanid Jawaabta: Gibbs’ Reflective Cycle waa nadariyad ku dhisan lix arrimood oo isku xiran oo qofka tajribadiisa ku muujiyo waa waddo wax lagu baaro (manhaj baaritaan) waxaana loo adeegsadaa dadka […]

Categories
Caafimaadka Health

Si qalad ayaan shaambo u cabay maxaan sameeyaa

Si qalad ayaan shaambo u cabay maxaan sameeyaa Su’aasha: scw shaambo ayaan si qaldan cabay dhib miyay ii keenaysaa maxaa sameeyaa ma halis baa Jawaabta: Waxaa ugu muhimsan waxa ay ka samaysan tahay, shaambooyinka way kala yihiin, haddii aan xanuun jirin ama balbal xaga caloosha jirin,  biyo badan cab biyaha caloosha ayay nadiifiyaan, haddii calool […]

Categories
Caafimaadka Health

Markan xaaskayga u tago ayado wali raxada bogan bu bahalku iga damaa

Markan xaaskayga u tago ayado wali raxada bogan bu bahalku iga damaa Su’aasha: Asc wll su.aal ban qabaa markan xaaskayga u tago durba waan biyo baxaa mida kale ayado wali raxada bogan bu bahalku iga damaa maxaan sameyaa. Jawaabta: Su’aashan in badan ayaa laga jawaabay webka ayaad ka raadin kartaa qoraalladan ayaa ka mid ah: […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada murqaha miyay daciifisaa

Siigada murqaha miyay daciifisaa Su’aasha: Su aasha labaad wllo siigadu qofka murqaha am a muruqyada qofka may daciifisaa tusaale ahaan muruqyada lugaha kuwa gacmaha kuwa bawd yaha thnkz dr. Jawaabta: Shaki kama taagna inay jirka daciifiso siigada maxaayeelay waa nafaqo jirkaaga aad ka saarayso oo jirkaaga uu u baahan yahay, marka aad siigada shaqo ka […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka siigadu caato miyay ka dhigaysaa

Su’aasha: Asc wllo waxaan ku waydiin lahaa qofka hadii siigadu caato kadhigto oo uu qofku sii wado siigada isagoo caato ah hadana may kusii badanaysaa caato nimada thnkz dr Jawaabta: Way iska caddahay arrinta jawaab uma baahna, way kuu siyaadaysaa caatanimada shaki kama taagna, ogow inaan su’aashan in badan aan ka jawaabay.

Categories
Caafimaadka Health

Aragtida indhaha igu yar maxaa u roon iga caawiya

Su’aasha: Waxa Rabaa in lay sheego wax igacaawiya aragtida indhaha waxsooceliya Jawaabta: Aragtida indhaha waa in la baaraa markaas ayaa la ogaan karaa sababka keenay aragti la’aanta, teeda kale dhibka ku haysta ma aadan sheegin sida uu yahay aragtida gaaban miyaa ama aragtida fog ama caweer ama madow oo saab ah indhaha kaa saaran si […]