Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa

Su’aasha: Dr waxan isku arkaaa caabuq xiniyaha ah qolfa madow ayuu yeesha markii kuleelka la gaaro maxaa sabab jawaab thnks. Jawaabta: Nadaafadda ku dadaal sidoo kale dharka gudaha aad ka qaadato ha noqdo dhar aan kulayl keenaynin oona aan dhab kugu ahayn, adoon wax daawo kiimika isticmaalin ayaad ka raysanaysaa, biyo qandac oo cusbo leh […]
Waxan isku arkey xiniyaheyga oo dhaqaaq sameynayo Dhib Miyaa jira

Su’aasha: Dr Waxan isku arkey xiniyaheyga Oo dhaqaaq sameynaayo isagoo isku imaanayo Hadane kala tagaayo Dhib Miyaa jira Dr Jawaabta: Wax dhab ma laha arrinta aad sheegayso waana wax dabiici ah inay xaniinyaha ku dhex dhaqdhaqaaqaan magaarka dhexdiisa taasna waxay u badan tahay marka uu kulayl jiro ama qofka meel dugaal uu ku sugan yahay, […]
Culeyska qooraha waxa keeni kara

Culeyska qooraha waxa keeni kara Su’aasha: scw marar waxaan isku arkaa qooraha culeys iga ah xanuun ma jiro laakin culeys ayaan ka daremaa maxaa la dhihi taas jirro miyaa mise waa wax caadi ah oo raga oo dhan ay la kulman teeda kale qooraha way lalman yihin oo masoo kadoodna wayna buran yihin fadlan jawab […]
Biyaha hadan isku celiyo geedka aan xoog u qabto jirro miyaa laga qaadaa

Biyaha hadan isku celiyo geedka aan xoog u qabto jirro miyaa laga qaadaa Su’aasha: scw bahda daruur ad ban idin salamaya wanaga aad ino haysaan wad ku mahadsan tihiin, waxan qabaa su’aal taso ah mararka qaar maran siigaysanayo waxaan rabaa inaan dahiyo biyaha marka ay iga soo dhawadan guska madaxiisa dhalfada ayan qabtaa si xoog […]
Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa Su’aasha: Ninka hadduu yahay qof hal qoor uu ka weyn yahay midna ay yar tahay sidee waaye ma jirro baa dhalmada miyay sameyn kartaa arrintaas Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa. Jawaabta: Labada xaniinyood qooraha Testicular diseases inay kala […]
Xiniinyaha marka ay kala dheer yihiin

Xiniinyaha marka ay kala dheer yihiin Su’aasha: Labadeyda dhikilood mid ayaa weyn ama ta kale ka dheer!! Arintaana waan ku dhashey markaas wax dhib ah ma ku Yeelaneysaa Tarankeyga ??? Jawaabta: Wax dhib ma laha hadday kala weyn yihiin labada xiniinyadood, ama bid ay buuran tahay, wax saamays ah kuma yeelanayaan tarankaaga waa wax caadi […]
Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ku weydiiyo su,aal ah, maxaa keena xiniinya bararka oo hal xiniinyo ah kaliya,, waxaan kaloo rabaa ekfashinka markuu ninka ku dhaco oona xaaskiisa u sababyo mar alaala markuu u galmooda xaaskiisa uu dareemayo hur guska korkiisa ah iyo qaska mudo ka dib na […]
