Malab iwm ah haddii la marsado musqusha malagu soo dhaqi karaa

Malab iwm ah haddii la marsado musqusha malagu soo dhaqi karaa Su’aasha: Walaal su aal ayaa jirta oo ay xaaskaygu rabto in looga fatwoodo su aashuna waa tan: ” qurxinta iyo ilaalinta nadaafadda wajiga waxaan u adeegsadaa waxyaabo dabiici ah sida; timirta, bunka, malabka iyo avocado da. muddo kadib musqusha ayaan iskagasoo dhaqaa, hadaba maadaama […]
Kareemka Glysolid haaraha wajiga ma tirtiraa

Kareemka Glysolid haaraha wajiga ma tirtiraa Su’aasha: Wllo madama aadishegten in grslid wajiga lamarikaro unaficanyahay Hadan asaga kuwado haarta magoeysa Jawaabta: Kareemka Glysolid waxaa loogu talaggalay in jirka lagu jilciyo oo lagu ifiyo, wuxuu wejiga ka qaadaa baraha madmadow. Marka haddii isaga aad isticmaasho waa kaa qaadi karaa haaraha wejiga, qaababka kalana tijaabi haddii aadan […]
Qaabka loo daaweeyo haaraha wejiga iyo sanka

Qaabka loo daaweeyo haaraha wejiga iyo sanka Su’aasha: Asc maxaa lagu daweya haaraha dadka cad wajiga uga sameya iyo sanka Jawaabta: Waxaa jira daawooyin iyo kareeemooyin lagu daaweyn karo haaraha wajiga kasoo yaaca, laakin waxaa ugu fiican in loo daaweeyo qaab dabiici ah, waxaa lagu daaweyn karaa caanaha zabaadiga (garoor fadhi) oo lagu daray qajaar […]
