Subax kasta basbaas ayaan quraacda ku darsadaa dhib ma keenaa

Su’aasha: Subax kasta Qaji (Basbaas) Ayaan Quraacda Ku darsadaa Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma igu Keenaysaa Markaan Cuntada Kudarsado Kadib Waxaan Dareemaa Firfircooni Saaid Ah Sidoo Kale Waxtarkeeda iisoo Sheeg Jawaabta: Basbaaska aad buu u fiican yahay, siiba midka guduudan, wax dhib ah kuuma keenayo haddaadan iska badinin, faa’idooyin badan ayuu leeyahay xagga caafimaadka, raganimada, […]
Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo

Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo Basbaaska guduudan waxtarka caafimaad uu leeyahay aad buu u badan yahay. daraasooyin badan ayaa lagu ogaaday waxtarka uu leeyahay basbaaska guud ahaan kan guduudan gaar ahaan. qofka aad u cunaya faa’idooyinkan ayuu ka helayaa. 1-wuxuu gubaa baruurta jirka 2-caloosha […]
Basbaaska guduudan iyo raaxada sariirta

Basbaaska guduudan iyo raaxada sariirta Waxaa la sheegaa cuntada basbaaska leh inay u fiican tahay xididaha dhiigga siiba basbaaska guduudan wuxuu furaa xididaha rag iyo dumarba waxay siinayaan dareen galmo, raaxada ninka ama naagta waxay ku jirtaa galmada toosan taas oo laga wado galmo jacayl leh oo xaaska ay ku qanacsan tahay oo ay ku […]
Basbaaska jirka wuxuu u taro siiba dumarka

Basbaaska jirka wuxuu u taro siiba dumarka Hot Chili benefits human body men and women, Everyone needs him to eat Basbaaska jirka dadka aad buu ugu fiican yahay, qof kasta waxaa la rabaa inuu cuno Sida la og yahay, baskaaska wuxuu furaa cuntada, qofka u baahan inuu cuno raashin waa inuu adeegsadaa basbaas, dad badan […]
